|
wararka
-
Maxkamadda Sare ee JSL oo laashay go’aan, ay Hay’adda Caymiska Qaranku gaar ugu xidhay Shirkada Caymiska ee Amaano adeega caymiska gaadiidka dekeda Berbera.
Maxkamadda Sare ee JSL oo laashay go’aan, ay Hay’adda Caymiska Qaranku gaar ugu xidhay Shirkada Caymiska ee Amaano adeega caymiska gaadiidka dekeda Berbera.
Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa maanta go’a...
Saturday, September 18, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Tacsi U Diray Geerida Ku Timi Kornayl Xuseen Alifdoon.
TACSI MADAXWEYNE: 17/09/2021
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland, wa...
Saturday, September 18, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Guddida Caymiska Qaranka Ku Soo Saaray Wareegto Madaxwayne.
Wareegto Madaxweyne: 18/09/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-715/092021 ku Magacaabay Guddida Hoggaaminta Siyaasadda Hay’add...
Saturday, September 18, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Ka Qayb-galay Qalinjabinta Dufcadii 18-aad Ee Ka Qalin Jabisa Jaamacadda Hargeysa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Ka Qeyb-galay Munaasibada Qalin-jabinta Dufcadii 18aad Ee Jaamacada Hargeysa Oo Ay Ka Baxeen 1,157Arday.
Hargeysa-18-09-2021-(BGM)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, ...
Saturday, September 18, 2021
-
Shaki Ka Dhashay Xaflad Kulmiye Leeyahay Oo Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinku Ka Qayb Galay.
Xoghayaha Arrimaha Guddaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Maxamed Faarax, ayaa ku tilmaamay xafladda uu ka qayb galay Guddoomiyaha Komishanka doorashooyinku mid abuuraysa kalsooni darro.
Maxamed Faarax, ayaa sheegay in Ri...
Friday, September 17, 2021
-
Maxaa Muhiim Ka Dhigaya In Xirsi Cali Xaaji Xasan Loo Doorto Gudoomiyaha Xisbiga Waddani.
Maxaa Muhiim Ka Dhigaya, In Xirsi Cali Xaaji Xasan Loo Doorto Guddoomiyaha WADDANI?
Waxa Qoray, Khadar Hassan X. Ahmed
Inkasta oo aanu wali shaacin, haddana waxa la filayaa inuu Hogaamiye Xirsi Cali X. Xasan ka mid noqdo...
Friday, September 17, 2021
-
Raysal Wasaare Rooble Oo Ka Jawaabay Shaqo Ka Joojin Farmaajo Ku Sameeyay.
Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo bayaan ka soo saaray qoraalkii Farmaajo
Kadib markii uu Ra’iisul Wasaaruha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ka arkay Warbaahinta Warqad baalmarsan Shuruucda dalka o...
Friday, September 17, 2021
-
Somalia: 2000 – 2021: Shan madaxweyne iyo afar iyo toban Raysal wasaare
Somalia: 2000 - 2021: Shan madaxweyne iyo afar iyo toban Raysal wasaare
1. Cabdiqaasim Salaad Xasan
RW Cali Khalif Galeydh
RW Xasan Abshir Faarax
RW Maxamed Cabdi Yusuf *
2. Cabdulaahi Yusuf Axmed
RW Cali Maxamed Gee...
Friday, September 17, 2021
-
Kornayladu May Fahmin Dimuqraadiyadda Oo Xukunkii Afwayne Ayuu Garaadkoodu Wali La Haystaa “Siyaasi Cali Kubad”
"Kornayladu may fahmin dimuquraadiyada oo xukunkii Afweyne ayuu garaad kooda siyaasadeed weli la haystaa." Cali Kubad
Cali-khadar Xasan Cismaan (Cali Kubad) oo ahaa Guddoomiye ku-xigeenkii hore ee Komishanka doorashooyinka ...
Friday, September 17, 2021
-
Wafti Kasoo qaybgalay Aaska Suldaan Cumar Suldaan Maxamed Oo Si Meeqaam Saree Loo Sagootiyay.
Weftigii Ka Socday Dawlad Deegaanka Soomaalida Oo Si Meeqaam Sare Ah Loo Sagootiyey Iyo Qado-sharaf Lagu Billay. DAAWO SAWIRADAN
“Deegaanada Soomaalida dhaqanku udub dhexaad ayuu u yahay…” Wasiir Cabdisalaan Yuus...
Friday, September 17, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|