Maanta Waxa Xukuumadda Muuse Biixi U Buuxsamay 4 Sanno “Barkhad Batuun”
November 13, 2021 - Written by Ahmed ALI
“Maanta waxa buuxsamay afar sanno Oo qaar kamida shacabka somaliland farta dhexda ka qaniineen lakiin waxa bilaabmi doona 5 sanno Oo shacabka somaliland sacabkooda malab ka leefi doonaan”

Xildhibaan barkhad batuun ahna Afhayeenka Xisbiga WADDANI.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS