|
wararka
-
Kulamo Siyaasadeed Oo Maalmihii U Dambeeyay Ka Kala Dhacay Hargeysa Iyo Burco.
Kulamo ballaadhan oo ujeeddadoodu daarran tahay xodxodasho iyo isku dubbarridid xoogag is-bahaysi culus ah ayaa muddoba waxa ay ka socdaan maalmihii ugu dambeeyey magaalooyinka Hargeysa iyo Burco iyada oo kulamadii ugu dambeeyey t...
Monday, September 20, 2021
-
Kulan Maanta Dhex Maray Guddida Dhaqaalaha Golaha Wakiiladda Iyo Madaxda Haayadda Caymiska
Kulankii ay yeesheen gudiga dhaqaalaha ee golaha wakiilada iyo gudoomiyaha caymiska qaranka ayaa imika soo dhamaaday.
Qodobada ay labada dhinacba isla qaateen ee kulanka ka soo baxay waxaa ka mid ah:
1. In ay labada dhin...
Monday, September 20, 2021
-
Badhasaabka Gobolka Saaxil Oo Ka Hadlay Shaqaaqo Ka Dhacday Deegaanka Ceel-baxay.
Gudoomiyaha Gobolka Saaxil Iyo taliyayaasha Ciidmada qaranka iyo booliska ayaa ka hadlay xaalada deeganka ceelbaxay,
waxay sheegeen inaanu jirin khasaare xoogan oo ka dhacay deegaankaasi sidoo kale waxay xuseen inay xaalada...
Monday, September 20, 2021
-
Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay
Xisbiga Mucaaradka ah Ee Ucid Oo Xil Ka Qaadis Sameeyay
...
Monday, September 20, 2021
-
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha ARAB (Sawiro)
Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Suldaan daa'uud suldaan maxamed Suldaan Cabdiqadir Ayaa Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Suldaanka Guud Ee Beelaha ARAB suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed
Munaasibadan hadhimo ...
Sunday, September 19, 2021
-
Madaxwayne Biixi Oo Qiray Guushii Muncaaradku Ka Gaadheen Doorashooyinkii Isku Sidkanaa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa ku amaanay markii u horaysay axsaabta mucaaradka doorka lexejeclada ah ee ay dalka kaga jiraan horumarkiisa iyo nidaamka geedi socodka doorashooyinka.
Sidoo kale...
Sunday, September 19, 2021
-
Mudanayaasha Golaha Wakiiiladda Oo Ansixiyay Xeerka Shaqaalaha Dawladda
Mudaneyaasha golaha Wakiillada, ayaa ansxiyey xeerka shaqaalaha dawladda, oo maalmihii u dambeeyey ay ka dooddayeen.
Fadhigan Golaha Wakiillada oo ay ka soo xaadireen 60 Mudane oo ka mid ah 82 Mudane ee Golahaasi ka kooban...
Sunday, September 19, 2021
-
Qodob Halis ah Oo Golaha Wakiiladdu Ka Saareen Xeerka Shaqaalaha Dawladda.
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka saaray xeerka Shaqaalaha Dawladda in Agaasimeyaasha Guud Wasaaraddaha iyo Hay'addaha Dawladdu ka sii mid ahaado shaqaalaha marka xilka laga qaado, siina qaato mushaharka aasaasiga...
Sunday, September 19, 2021
-
Maareeyaha Wakaaladda Hargeysa Oo Ka Hadlay Eedaymo Loo Jeediyay.
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Daarood, ayaa beeniyey in ay Wakaaladdu buyihii ka jartay Cisbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa.
Maareeye Daarood, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war sheegay Xoghayah...
Sunday, September 19, 2021
-
Shirwaynaha Xisbiga Ucid Oo La Mudeeyay
Shir ay maanta isugu yimaadeen, Guddida Fulinta Ee Xisbiga UCID, isla markaana uu shir-gudoominayay Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabay, ayaa waxaa kasoo baxay Qodobbo kala duwan:-
1: In Shir-waynaha Xisbiga U...
Sunday, September 19, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|