BALIGUBADLE MEDIA
Muuse Biixi Oo Ka Hadlay Abaaraha.
December 27, 2021 - Written by Ahmed ALI

” Dalka waxa ka jira Jiilaal , Jiilaalna waligiiba waa dhici jiray inta Soomaali-jirtayba , laakiin hadda waxaynu keenay Cabanaan iyo cabasho iyo baryo iyo tawawac aan loo baahnayn , yadoo Awr la dhaansado oo aanay Baraago jirin ayaa dadku noolaayeen oo la halgami jireen Abaaraha iyo Jiilaalada , imikase markiiba qofku wuu qeylinayaa , hay’adahaw nasoo gaadha dawladaay nasoo gaadha , waxaanay taasi keentay tamar-darro badan oo qofkii wuxuu ilaabayba awoodii Ilaahay siiyay oo ahayd inay yagu dhulka maamulaan “.

Madaxweyne Muuse Biixi .

COMMENTS