|
wararka
-
Jidkii Muuse Biixi Usoo Maray Madaxwaynenimadda Somaliland
Waa dabayaaqayadii bishii March ee 2008 shirweynihii Kulmiye, labada nin ee sawirkan ka muuqdaa waa Axmed Xuseen Ciise, Xoghayihii arrimaha dibedda ee Xisbiga Kulmiye, oo wakhtigan u sharaxnaa Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye, doonaye...
Sunday, September 26, 2021
-
Xukuumadda Oo Tabtay Maayaradda Kulmiye Ee Magaalooyinka Waawayn Ee Dalka
Xukuumadda Kulmiye durba waxa ay dareentay muhiimadii ay lahaayeen in ay hesho Hoggaanka Goleyaasha Deegaanka dalka, waayo shaqooyin badan oo ay qaban jireen oo ay ka mid tahay abaabulka soo dhaweynaha Madaxweynaha iyo qaabilaada ...
Sunday, September 26, 2021
-
Xildhibaan Ka Hadlay Dayaca Ka Muuqda Cisbitaalka Guud Ee Hargeysa.
Xildhibaan Axmed-khaliif Jaamac Saalax oo ka mid ah Mudaneyaasha Golaha Wakiillada, kana mid ah Guddida arrimaha bulshada, ayaa sheegay in Cisbitaalka Guud ee Hargeysa, waxa badan oo wanaagsan laga qabtay, sidoo kalena ay jiraan d...
Friday, September 24, 2021
-
Komishanka Doorashooyinka iyo Taiwan oo ka wada hadlay hawlaha doorashada Madaxtooyada iyo diiwaan gelinta codbixiyeyaasha
Komishanka Doorashooyinka iyo Taiwan oo ka wada hadlay hawlaha doorashada Madaxtooyada iyo diiwaan gelinta codbixiyeyaasha
Masuuliyiinta Saafaradda Taiwan ee Somaliland, ayaa booqday xarunta dhexe ee Komishanka Doorashooyi...
Friday, September 24, 2021
-
Kulankii Siilaanyo, Cirro, Amb: Baashe Cawil iyo Boqor Cismaan ee Imaaraadka Carabta
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi "Cirro"
ayaa maanta oo jimce ah gelinkii dambe wuxuu booqasho iyo salaan sharafeed ugu tagay hoyga uu ka degen yahay magaalada Abu Dubai ee dalka Isku-tagga Ima...
Friday, September 24, 2021
-
Xukuumadda oo soo noolaysay Ciyaarihii horyaallada Heerka 1-aad, 2-aad iyo 3-aad Iyo horyaalka Champions oo la qabanayo
Xukuumadda oo soo noolaysay Ciyaarihii horyaallada Heerka 1-aad, 2-aad iyo 3-aad Iyo horyaalka Champions oo la qabanayo.
Wasaaradda Ciyaaraha iyo xidhiidhka kubadda cagta ee Somaliland, ayaa ku guuleystay in markii u horr...
Friday, September 24, 2021
-
Faysal Cali Waraabe Oo Xilal Magacabay.
Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa hakiyey dhammaan addeegyada Hay'adda Caymiska qaranku u qabato shirkaddaha bixiya Caymiska.
Mooshin Golaha wakiilladu ka keeneen dooddii maalmihii u danbeysay ka taagnaa Adeegga Caymiska e...
Wednesday, September 22, 2021
-
Golaha Wakiiladda Oo Loogu Baaqay Inay Hakiyaan Hawlaha Haayadda Caymiska.
Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa hakiyey dhammaan addeegyada Hay'adda Caymiska qaranku u qabato shirkaddaha bixiya Caymiska.
Mooshin Golaha wakiilladu ka keeneen dooddii maalmihii u danbeysay ka taagnaa Adeegga Caymiska e...
Wednesday, September 22, 2021
-
Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale Hurre Oo La Dardaarmay Suldaanka Cusub Ee Beelaha ARAB Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar.
Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale Hurre Oo La Dardaarmay Suldaanka Cusub Ee Beelaha ARAB Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar.
https://youtu.be/eeKv72OJcNk...
Monday, September 20, 2021
-
Biyaha Qodan Ee Berbera
BIYAHA QODAN EE BERBERA
Marka laga yimaado marinka caanka ah ee ay ku taalo Berbera ee Bada Cas iyo Gacanka Cadmeed, ayaa Berbera ay tahay bada kaliya ee biyaheeda ay ka dheeryihiin biyaha Djibouti ama biyaha kale ee gobolka.
...
Monday, September 20, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|