|
wararka
-
Maxay Kala yihiin Saddexda Degmo Ee Golaha Wakiiladdu U Dalacsiiyeen Darajadda B ?
Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa ansixiyey mooshinka darajo dalacsiinta Dagmooyinka Caynabo, Taleex iyo Baligubadleh.
Degmooyinkan, ayaa laga dhigay derejada B, iyaga oo markii hore ahaa darajadda C
Isha Ku Ha...
Sunday, October 3, 2021
-
Mashruucii Biyo Balaadhinta Hargeysi Halkuu Marayaa ?
Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Hargeysa Maxamed Cali Darood, ayaa sheegay inuu meel gebogebo ah marayo mashruuca ay dawladda Jarmalku ka taageerayso Somaliland la xidhiidhay adeego biyo gelinta, Fayo dhawrka caasimadda iyo joog-teyn...
Sunday, October 3, 2021
-
Wasaaradda Gaashaan Dhiga Maxaa U Diiday Agaasime Guud ?
Agaasimihii Guud Ee Wasaaradda Gaashaandhigga Oo Xilkii ku Wareejiyey Agaasime Waaxeed hore sannad iyo toddoba bilood ku-sime ka ahaa Wasaaraddaasi
Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland, Mubaarik Cabdillaahi,...
Sunday, October 3, 2021
-
Burco Madaxwayne Ku Xigeenka Oo Shacabka Kula Caweeyay Goobaha Ay Ku Caweeyaan
Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici ayaa xalay booqday mid ka mida goobaha cawayska ee ku yaala Magaaladda Burco ee xarunta Gobolka Togdheer (Isha Burco Hotel).
Madaxwayne ku-xigeenku wuxuu la' sheekay...
Friday, October 1, 2021
-
Kooxda Kubadda Cagta Ee Booliska Oo Ku Guulaystay Horyaalka Heerka Koobaad Ee Caasimadda Hargeysa
Kooxda kubada cagta ee Goodir (Booliiska) ayaa ku Guuleystay Horyaalka Kooxaha Heerka Kowaad Caasimada Hargaysa.
Horyaalkan Oo Socday Muddo dhawr bilood ah Ayaa Soo dhamaaday Maanta iyadoo ciyaartii Ugu dambaysay Ay Maanta ...
Friday, October 1, 2021
-
Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Oo Hadalo Is Waydaarsaday.
Maxamuud Xaashi Iyo Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Hadalo iswaydaarsaday
Xirsi Xaaji Xasan
"Waxaan aad iyo aad ugu hanbalyaynayaa inay Siyaasadda iska xakameeyeen oo dhaheen Nin waloba koonahaaga ka darso oo nin waloba waa kuu...
Friday, October 1, 2021
-
Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Dhaawacii Loo Gaystay Xildhibaan Guruuje
“ Shalay Qaranka JSL waxa soo gaadhay dhaawac weyn, Xildhibaan Guruuje waa xildhibaan huwan astaantii Qaranka oo ummadi soo dooratay, waxaana shalay gacan saaray xubin ka mid ah taageerayaasha Kulmiye ee waliba sida gaarka ah ug...
Thursday, September 30, 2021
-
Guddida qaban qaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo Shaacisay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Dhalinyaradda Beeshaas
Guddida qaban qaabadda Shirwaynaha Dhalinyaradda Beelaha ARAB Oo Shaacisay Wakhtiga La Qabanayo Shirwaynaha Dhalinyaradda Beeshaas
https://youtu.be/KA3mke4HzuA
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, September 27, 2021
-
Golaha Guurtida Oo Kulan La Qaatay Madax Ka Socotay Dawlad Deegaanka Somalida
Xoghayaha Golaha Guurtida iyo Xildhibaano ka tirsan Guurtida oo kulan la yeeshay Wefti ka socday Dawlad Deegaanka Soomaalida Ethiopia oo uu Hogaaminayay
Guddoomiyaha Maxkamada Gobalka Faafan.
Wafti ka socday Dawlad Deegaan...
Sunday, September 26, 2021
-
Maxay Daarnayd Khudbad Edna Aden Ka Jeedisay Jaamacadda Utah Ee Carriga Maraykanka.
Dr. Edna Adan Ismaciil oo khudbad ka jeedisay
Jaamacada ugu qiimaha badan University of Utah ee dalka Maraykanka
Ardayda iyo dhakhaatiirta Magaalada Salt Lake City ee dalka Maraykanka ayaa waxa ay ku farxeen in ay magaalad...
Sunday, September 26, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|