BALIGUBADLE MEDIA
Shirkadaha Isgaadhsiinta Somaliland Oo La Isku Furayo
February 19, 2022 - Written by Ahmed ALI

Shirkaddaha Isgaadhsiinta Jamhuuriyadda Somaliland Oo la isu furayo in telefoonnadooda lagu wada hadli karo.

Heshiis Shirkaddaha Somtel iyo Telesom gaadheen ayaa waxa lagu heshiiyey la isu furo wada hadalka shirkaddahan

COMMENTS