BALIGUBADLE MEDIA
Wasiirka Maaliyadda Oo Golaha Wakiilada Horkeenay Miisaaniyad Lagu Eedeeyay Inuu Madmadaw Hadheeyay.
December 27, 2021 - Written by Ahmed ALI

“Wasiirka Maaliyadu Waxuu sheegay in 300.000$ Gurmadkii abaaraha ugu tala galeen , Halka Buuga Miisaaniyada ee halkan idinka Muuqda iyo Buuga Xisaab Xidhka lagu sameeyey kharash ahaana ay ku baxeen 500.000$ , Suaashaaas oo lawaydiiyay wasiirku kama jawaabin.

Shan boqol oo kun oo dollar waxay kubaxday oo qaatay kharashkaas Cidii shaqadeedu ahayd samaynta miisaaniyada, Miyaad aragtay weli cid shaqadeedi lagu Laaluushayo”

Xildhibaan Ahmedkhaliif Jama Salah

COMMENTS