Wasiirka Daakhiliga Oo Shir Gudoomiyayay Shirka Ka Dhacay Wasaaradda.
November 13, 2021 - Written by Ahmed ALI
Wasiir guddoomiyey Shirka Wasaaradiisa oo ay ka qayb galeen Laba Wasiir kuxigeen iyo laba Agaasime Guud oo Wasaaraddaasu leedahay

Wasiirka Wasaradda Arrimaha Gudaha JSL ayaa saaka kulan la qaatay Wasiir ku-xigeenada iyo Agaasimayaasha guud.
Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha JSL Mudane, Maxamed Kaahin Axmed,ayaa
saaka gudoomiyey Shirka labada wasiir ku-xigeen ee Wasaradda oo ay wehelinayaan labadda Agaasime guud ka soo saaka ahaa kulankoodii toddobaadlahaa isla markaana ujeedadiisu ahayd dardar-galinta iyo kor u qaadida shaqada Wasaaradda.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS