BALIGUBADLE MEDIA
Faysal Cali Waraabe Oo Hargeysa Kulan Kula Qaatay Ku Xigeenka Wakiilka Xoghayaha Guud Ee Qaramadda Midoobay.
October 26, 2021 - Written by Ahmed ALI

Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa magaalada Hargaysa kulan kula qaatay, ku xigeenka wakiilka xoghayaha guud ee qaramada midoobay ee Soomaaliya Ms Anita Gbeho.

Kulankan ayaa waxaa lagaga wada hadlay, xaaladda guud ee Geeska, Dimuqraadiyada Somaliland, Doorashooyinka iyo Amniga.

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS