BALIGUBADLE MEDIA
Faysal Cali Waraabe Oo Difaacay Diyaaradda Fly Dubai
October 26, 2021 - Written by Ahmed ALI

“Cadaalad maaha in Shirkada FLY Dubai Lagu yidhaaho Todobaadkii Laba Jeer Kaalay Ethopian-tana la yidhaaho Dhawr Iyo Tobon Jeer Kaalay, Madaxwayne Arintaa Wax Ka Qabo”

“Waxaynu Ubaahanahay In aynu Saaxibo Samaysano Ee uma Baahnin in aynu saaxiibo Lumino”

Gudoomiye Faysal cali Waraabe

COMMENTS