BALIGUBADLE MEDIA
Layligu Biyaha Kashkiisa Ku Jira Ayuu Ka Didaa “Xildhibaan Qaran”
October 26, 2021 - Written by Ahmed ALI

Xildhibaan Cali Qaran oo ka mida mudanayaasha golaha wakiillada Somaliland, ayaa sheegay Xero Aboo, ay ka weyn tahay wax si fudud loo cuno.

Xildhibaan Cali Qaran isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxa uu yidhi.”Layligu biyaha kashiisa ku jiruu ka didaa.

Odaah Soomaaliyeed ayaa tidhaahda ‘Baroortu orgiga ka weyn,’ .

Waxaanu leeyaha damiir damqada oo umada ka xishoodaa haddaanu idinku oolin, anagu damiir kaasi nagama dhiman umadii shalay na dooratayna kama oo hinayno, ee la dareen damiir iyo damqashaanu nahay Xero Aboo wax si sahlan loo cuno kaweyn”

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS