|
wararka
-
Muuse Biixi Oo Xilal Kooban Isku Bedelay
Wareegto Madaxweyne: 11/09/2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-713/092021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey q...
Saturday, September 11, 2021
-
Daqiiqadihii argagaxa badna ee weeraradii 11 September.! Waxa qoray: Eng Samaale Mo Somaali
Daqiiqadihii argagaxa badna ee weeraradii 11 September.!
Dad Maraykan ah ayaa ku soo toosay subaxnimadii Talaadada bishi Sebtember 11, 2001, weeraro argagax leh oo gilgilay Maraykanka iyo guud ahaan adduunka oo dhan kuwaas oo g...
Saturday, September 11, 2021
-
Wasiiradda Iyo Wasiir Ku Xigeenaddu Xilalka Lama Wareegi Karaan Ilaa Inta Golaha Wakiiladdu Ansixnayo
Wasiirrada, wasiir ku xigeennada iyo Madaxda hay'addaha Dawladdu ma shaqayn karaan xilka xafiiskana lama wareegi karaan ilaa ay ogolaansho ka helaan Golaha wakiillada
Waxa qoray Mubaarik Cabdi
Wasiirada wasiir ku xigeena...
Saturday, September 11, 2021
-
Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Masuuliyiin Madaxwayne Biixi Xilal U Magacaabay.
Suldaan Cabdiraxmaan Cawaale Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Masuuliyiin Madaxwayne Biixi Xilal U Magacaabay.
https://youtu.be/8k1DfyeMaxo...
Thursday, September 9, 2021
-
Xukuumadda Oo Gacanta Ku Dhigtay Rag U Dhashay Waddanka Nigeria
Ciidanka Socdaalka JSL, ayaa ku soo bandhigay Xaruntooda Hargeysa, Dad u dhashay waddanka Neyjeeriya iyo hal qof oo Somali ah, kuwaas oo ku hawlanaa samayn lacago foojari oo ay doonayeen inay ku khalkhal galiyaan dhaqaalaha Wadank...
Wednesday, September 8, 2021
-
Xukuumadda Oo Ka Jawaabtay Hadalo Kasoo Yeedhay Cabdiraxman Cirro
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore ayaa jawaab kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI oo jariimad ka galay Qarannimada Ja...
Wednesday, September 8, 2021
-
Madax dhaqameedka Beelaha ARAB Oo Naqdiyay Isku Shaandhayntii Madaxwayne Biixi.
Madax dhaqameedka Beelaha ARAB Oo Naqdiyay Isku Shaandhayntii Madaxwayne Biixi.
https://youtu.be/iCh-vcCW634...
Wednesday, September 8, 2021
-
Xisbiga Waddani oo Shaaciyay Wakhtiga Rasmiga ah Ee La Qabanayo Shirwaynaha Xisbiga.
Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa ku dhawaaqay in uu qabsanayo shirweynihii Xisbigaasi dabayaaqada bisha soo socota ee October.
Xoghayaha guud ee Xisbiga Waddani, Khadar Xuseen ayaa sheegay in shirkoodu qabsoomo dooni ...
Wednesday, September 1, 2021
-
Waa Sidee Xaaladda Coldoon Kadib Xabsigii Loo Taxaabay.
Xildhibaan Axmed-khaliif Jaamac Saalax, ayaa sheegay in xaalad caafimaad Hargeysa loo keenay Cabdimaalik Muuse Coldoon oo xanuun ka cabanayey, kaas oo laga soo qaaday Jeelka Mandheera.
Xildhibaan Axmed khaliif Jaamac Saalax, oo...
Wednesday, September 1, 2021
-
Madaxwayne Muuse Biixi Muxuu Ugu Abaal Guday Dadkii Kursiga Saaray “Qalinkii Sheekh Ku Caddeeye”
"Madaxweyne Muuse Biixi muxuu ugu abaal guday dadkii sida hagar la'aanta ah ugu maamuusay kursiga looga arrimiyo dalka Jamhuuriyadda Somaliland ?"
Waxa qoray Xildhibaan Sh. Axmed Dayib Aaden kucadeeye
Dareenka iyo filashadu ...
Wednesday, September 1, 2021
« Previous Page — Next Page »
|
|