-
Wasiir Sacad oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Iyo Xukuumadda Muuse Biixi oo U Muuqata Mid U Faro Dhuudhuuban Arrimaha Somaliya
Wasiir Sacad oo Kulan La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliya Iyo Xukuumadda Muuse Biixi oo U Muuqata Mid U Faro Dhuudhuuban Arrimaha Somaliya
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, February 1, 2018
-
Isticmaalka Facebook Oo Hoos U Dhacay Iyo Waxa Sababay Hoos Udhaca Oo Lashaaciyay.
Asaasaha Facebook-ga Mark Zuckerberg ayaa sheegay in isbedela lagu sameeyay qaabka daalacashada wararka ee Facebook-ga ay sababtay inuu hoos u dhac ku yimaado dadka isticmaala Facebeook-ga.
Mark Zuckerberg ayaa sidookale sheega...
Thursday, February 1, 2018
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali oo Sheegay In Shirkii Beelaha GARXAJIS Uu Qabsoomi Doono Wakhtigii Hore Loogu Asteeyay
Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar Oo Sheegay In Shirkii Beelaha GARXAJIS Uu Qabsoomi Doono Wakhtigii Hore Loogu Asteeyay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 31, 2018
-
Salaadiinta Beelaha Garxajis oo Beeniyay In Shirkoodii Ay Qabsanayeen Dib U Dhacay (Daawo)
Salaadiinta Beelaha Garxajis oo Beeniyay In Shirkoodii Ay Qabsanayeen Dib U Dhacay, muuqaalka oo faahfaahsan halkan hoose kag boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 31, 2018
-
Wasiir Ku Xigeenka Daakhiliga oo Hanjabay Salaadiinta Gerxajis Xilli uu Talaabo Ka Qaadi Waayay Salaadiinta Beeshiisa
Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi, Maxamed Muuse Diiriye ayaa isaga oo maanta warbaahinta la hadlaaya hanjabaad aan hore loo arag u gudbiyay salaadiinta iyo madax dhaqameedka beelaha ...
Wednesday, January 31, 2018
-
Su’aal Xisaab ah oo jahwareer Ka Dhalisay Dalka Shiinaha
Ardeyda dhiggata fasalka Shanaad ee dalka Shiinaha ayaa la yaabay su’aal xisaab ah oo soo dhaxgashay Imtixaan la soo hordhigay , taasoo iskaba daa in laga jawaabo e’ xitaan shaki badan la galiyay sida ay suurta-gal ku noqon ka...
Wednesday, January 31, 2018
-
“Dadku Waxa Ay Tabayaan Doorkii Madaxweyne Looga Baahnaa” Xisbiga UCID Oo Dhaliilay Cadaalad Darradda Iyo Eexda Muuse Biixi (Daawo)
Xisbiga UCID ayaa Dhaliilay Qaabka Foolxumadda ah ee uu Hawlaha Qaranka U Wado Madaxwaynaha Cadaaladd Darradu Ku Habsatay ee Kornayl Muuse Biixi
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 31, 2018
-
Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Hor Yimid Goaan Lagu Xidhayey Xabsiga Guantanamo Bay Oo Obama Hore U Saxeexay
Xabsiga xaaladiisa laga deyriyay ee arxan darada ku caan baxay ee Guantanamo Bay ayaa sii furnaan doona sida uu sheegay madaxweynaha Maraykanka Donald Trump.
Go'aanka Trump ayaa waxa uu carqaladaynayaa go'aankii Madaxweyne ...
Wednesday, January 31, 2018
-
Xoghayaha Dawladda Hoose oo Soo Bandhigay Cabashadda Musuqmaasuq ee Xukuumaddu Ka Dhaga Adaygay iyo Sabaha Keenay Xil Ka Qaadistiisa
Xoghayaha Dawladda Hoose oo Soo Bandhigay Cabashadda Musuqmaasuq ee Xukuumaddu Ka Dhaga Adaygay Soona Bandhigay Awooda Heer Xukuumadeeda ee Maayar Soltelko
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 31, 2018
-
Kenya oo Markii Ugu Horaysay Yeelatay Laba Madaxwayne Iyo Doorashadii Muranku Hadheeyay oo U Sabab Ah.
Dalka Kenya ayaa tariikhda markii koobaad yeeshay laba Madaxweyne kadib markii la dhaariyay hoggaamiyaha Mucaaridka. Hoos ka dhagayso faah faahinta.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 31, 2018
« Previous Page — Next Page »