-
Soltelko oo Markale Ku Guulaystay Inuu Isagoo Isticmaalaya Awooda Adeerkii Kornayl Muuse Biixi Soo Magawdo Xoghaye uu Isagu Leeyahay
Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa xil ka qaadis ku sameeyey xoghayihii dawlada hoose ee caasimada Hargeysa Cali Xasan Cawaale ma jirto sababta rasmiya oo lagu sheegay in masuulkan xilka looga qaaday mark...
Wednesday, January 31, 2018
-
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Soo Saaray Wareegto Amar Ah Oo Uu Dul Dhigay Dhulka Danta Guud Ee Muqdisho
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan(Eng Yariisow) ayaa soo saaray wareegtadii ugu horaysay oo uu ku soo bandhigay amaro cusub.
Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir Eng Yariisow ayaa amray in la...
Wednesday, January 31, 2018
-
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir oo xilka la wareegay
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo mas’uuliyiinta kale ee maamulka cusub ee gobolka ayaa xalay si rasmi ah ula wareegay xilka kaddib munaasabad ka dhacday xaru...
Tuesday, January 30, 2018
-
Raila Odinga oo sheegay in maanta oo Talaado ah loo dhaarinayo xilka madaxtinimada dalka Kenya
Hogaamiyaha mucaaradka dalka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay in maanta oo tallaado ah loo dhaarin doono xilka madaxtinimada, taasoo xiisad weyn ka dhax abuurtay gudaha dalka Kenya gaar ahaan magaalada Nairobi.
Mas’uuliyii...
Tuesday, January 30, 2018
-
Ruushka oo Diyaarad Ku Duqan Gaadhay Mid Kamida Diyaaradaha Wax Basaasa ee Maraykanka
Diyaarad miig ah oo nooca dagaalka ah oo uu Ruushka leeyahay ayaa aad ugu dhawaatay diyaarad uu Maraykanka leeyahay oo ah kuwa wax basaaso oo ku sugneyd hawada sare ee badda madoow.
Farqiga masaafada ee labada diyaaradood a...
Tuesday, January 30, 2018
-
Dawladda Maraykanka oo Xayiraadii Ka Qaaday Qaxootiga
Dowladda Maraykanka ayaa mamnuucista ka qaaday dadka qaxootiga ah ka socda 11 dal oo loo arkay in ay halistooda badantahay in ay galaan Maraykanka, balse waxa ay wajahayaan baaritaan dheeraad ah ka hor inta aanan loo ogolaanin in ...
Tuesday, January 30, 2018
-
Shirkadaha TELESOM Iyo DAHABSHIIL Oo Ka Hadlay Go’aanadii Xukuumadu Duldhigtay
Shirkadaha TELESOM Iyo DAHABSHIIL Oo Ka Hadlay Go’aanadii Xukuumadu Duldhigtay, muuqaalka oo faahfaahsan halkan hoose kaga boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, January 30, 2018
-
Xukuumadda Kulmiye oo Dhaqaale Urursi Ka Dhex Raadinaysa Abaaro Markale Dib Ugu laabtay Dalka
Xukuumadda Somaliland ayaa goordhawayd ku dhawaaqday in Abaar baahsani ku dhufatay deegaamada Somaliland.
Faysal Cali Sheekh, Guddoomiyaha Hay’adda U-diyaar garowga Aafooyinka iyo Keydka Raashin waxa uu sheegay in Abaartu s...
Tuesday, January 30, 2018
-
Somaliland oo Markii U Horaysay Lagaga Dhawaaqay Nidaam Cusub oo La Dagaalamaya Jeegaanta Loona Yaqaano Somaliland United Forum (Daawo)
Somaliland oo Markii U Horaysay Lagaga Dhawaaqay Nidaam Cusub oo La Dagaalamaya Jeegaanta Loona Yaqaano Somaliland United Forum (Daawo)
AXMED AADAN ROOBLE
Baligubadlemedia hargeysa/ somaliland...
Monday, January 29, 2018
-
Muuse Biixi” Madaxwaynaha Somaliland Mise Madaxwaynaha Jeegaanta “Axmed Aadan Rooble”
madaxwaynaha mudada bisha ah uun ku fadhiyay kursiga muuse biixi cabdi ayaa xilli uu taladda hayay muddo gaaban waxa uu noqday madaxwaynihii ugu cadaaladda xumaa uguna liitay ee soo mara somaliland tan iyo intii ay gooni isutaagee...
Monday, January 29, 2018
« Previous Page — Next Page »