-
Hay’adda culimada Soomaaliyeed oo war ka soo saaray xiisada ka taagan deegaanka Tukaraq
Hay'adda Culimada Soomaaliyeed ayaa shir jaraa’id oo ay maanta ku qabteen magaalada Muqdisho, kaga hadlay colaada ka jirta deegaanka Tukaraq ee ka tirsan Gobolka Sool, kaasoo u dhaxeeya Somaliland iyo Puntland.
Hay'adda a...
Monday, January 29, 2018
-
Ra’iisal wasaare Khayre oo ka Warbixiyay Kulamo uu la Soo Qaatay Bangiga Adduunka
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Xasan Cali Khayre oo dalka dib ugu soo laabtay ayaa faah fahain ka bixiyay kulamo uu la soo qaatay saraakiisha Bankiga Adduunka, kadib markii magaalada Davos ee dalka Switze...
Monday, January 29, 2018
-
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gurigiisa Ku Bookhday Abwaan Baarleex Oo Xanuun U Jiifa
Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Oo Gurigiisa Ku Bookhday Abwaan Baarleex Oo Xanuun U Jiifa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Monday, January 29, 2018
-
Gudoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Qodobo Muhiima oo Lagu Xalin Laro Carqaladda Sicir Barar ee Dalka Ka Taagan (Daawo)
Gudoomiyihii Hore Ee Baanka Dhexe Ee Somaliland Oo Soo Bandhigay Qodobo Muhiima oo Lagu Xalin Laro Carqaladda Sicir Barar ee Dalka Ka Taagan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Monday, January 29, 2018
-
Aqalka Cad Ee Maraykanka Oo Ka Dareen Celiyey Muuqaalo Laga Duubay Dad Caan Ah Oo Akhrinaya Buuga Laga Qoray Madaxweyne Trump
Xubnaha kooxda la shaqaysa madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa dhaleeceeyay muuqaal laga duubay dad caan ah oo ay ka mid tahay Hillary Clinton, iyaga oo akhrinaya buugga Fire and Furry ee laga qorey Trump.
Muuqaalka a...
Monday, January 29, 2018
-
Xukuumadda Somaliland oo Baahisay Go’aamo Lagu Xalinayo Sicir Bararka Baahsan ee Dalka Ka Jira
Xukuumadda Somaliland oo Baahisay Go'aamo Lagu Xalinayo Sicir Bararka Baahsan ee Dalka Ka Jira
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Monday, January 29, 2018
-
Muuse Biixi oo Magacaabay Qaar Kamida Badhasaabadda Dalka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta wareegto madaxweyne oo summadiisu tahayJSL/XM/WM/222-30/012018, uu ku magacaabay 11 masuul.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu sidan:- �...
Monday, January 29, 2018
-
Shaqaalihii Rasmiga ahaa ee Dawladda oo 65% Noqday Beesha Muuse Biixi Iyo Shaqaalihii Kumeel Gaadhka ahaa ee U Badnaa Beelaha Kale oo Gabi Ahaanba Shaqadda Laga Caydhiyay (Akhriso Tiradda Guud)
Shaqaalihii Rasmiga ahaa ee Dawladda oo 65% Noqday Beesha Muuse Biixi Iyo Shaqaalihii Kumeel Gaadhka ahaa ee Beelaha Kale oo Gabi Ahaanba Shaqadda Laga Caydhiyay
gudoomiyaha haayadda shaqaalaha dawladda sharmaarke axmed gee...
Sunday, January 28, 2018
-
Muuse Biixi oo Fulinaya Danaha Geelaha Jabuuti Iyo Macluumaad Ku Saabsan Mashaariic Laga Leeyahay Jabuuti oo Xukuumadiisu Hirgalinayso
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayaa u muuqda inuu awoodiisa iskugu gaynayo fulinta heshiisyo qarsoodiya oo uu kula jiro madaxwyane geelaha jabuuti kaas oo ku saabsan mashaariic door ah oo xukuumadda muuse biixi ka fulin...
Sunday, January 28, 2018
-
Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland oo ka qeybgalay kulanka baarlamaanka Nigeria
Waftiga uu hor kacayo guddoomiyaha Baaarlamaanka Puntland ee ku sugan dalka Nigeria ayaa kulamo muhim ah kula yeeshay xarunta Baarlamaanka dalkaasi xubno ka kooban labada gole ee Baarlamaanka dalkaasi Nigeria ee magaceeda loosoo g...
Sunday, January 28, 2018
« Previous Page — Next Page »