-
Kuuriyadda Waqooyi oo Halis Iyada Ku Khatara U Aragta Iskaashi Milatari oo Dhex Mara Washington iyo Seoul
Xukumadda Kuuriyada wuqooyi ayaa uga digtay Kuuriyada Koonfureed in isbahaysi militari oo ay la samaysato Mareykanka uu dhaawacayo xiriirka gacanka Kuuriya.
Qoraal saxiixan oo lagu baahiyay jariirada xisbiga ka taliya Kuuri...
Sunday, January 28, 2018
-
Culimada Magaalada London oo Baaq U Diray Maamuladda Somaliland Iyo Puntland (Daawo)
Culimada Magaalada London oo Baaq U Diray Maamuladda Somaliland Iyo Puntland , muuqaalka oo faahfaahsan halkan hoose kaga boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Sunday, January 28, 2018
-
Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Shirkadaha Isgaadhsiinta, Xawaaladaha Iyo Ganacsato Kale Dul Dhigtay Amaro Ay U Aragto Inay Xal U Yihiin Sicir Bararka
Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa soo saartay go’aamo amar ah oo ay sheegtay inay kula dagaalamayso sicir bararka dalka aafeeyay, waxaana shirkadaha dalka la gaadhsiiyay amaradaas wixii ka khuseeyay.
...
Sunday, January 28, 2018
-
Shir Madaxeedkii Ururka Midowga Africa Oo Maanta Ka Furmaya Adis-ababa
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa ka mid ah madaxda qaarada Africa ee ka qeybgali doona shirka maanta uga furmaya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya.
Shirkan oo ah kii 30-aa...
Sunday, January 28, 2018
-
Steve Wynn oo Iska Casilay Madaxii Dhaqaale Ururinta Xisbiga Jamhuuriga
Madaxii dhanka dhaqaala uruurinta u qaabilsanaa xisbiga Jamhuuriga , Steve Wynn ayaa is casilay ka dib markii ay soo baxeen eedeeymo ku saabsan in uu gaystay tacadi dhanka galmada ah.
Sida uu qoray waregeyska Wall Street Jour...
Sunday, January 28, 2018
-
Xukuumada oo Awaamiir Culus Dul Dhigtay Shirkada Maamusha Marsadda Berbera Ee DP World
Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi oo wali kuk hawlan xalinta sicir bararka dalka ka jira ayaa soo saartay go’aamo la dul dhigay shirkada kala duwan oo loo aanaynayo inay lug ku leeyihiin dhibaatada jirta.
Shirkadaha la dul...
Sunday, January 28, 2018
-
War Degdega: Khasaaraha Ka Dhashay Dagaal Aroortii Hore ee Saaka Dhex Maray Ciidamadda Maamuladda Somaliland Iyo Puntland
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay iska hor imaad saacado kooban qaatay oo saaka deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamadda Maamulka Somaliland iyo kuwa Maamulka Puntland.
Wararka aan ka helayno jiida hore ee Tukaraq waxaa ay...
Sunday, January 28, 2018
-
Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Talooyin Hawadda U Mariyay Madaxwayne Biixi Iyo Xukuumadiisa (Daawo)
Ambassador Cawil Cali Ducaale oo Talooyin Hawadda U Mariyay Madaxwayne Biixi Iyo Xukuumadiisa sidoo kale waxa uu waano u diray gudoomiyaha waddani cabdiraxmaan cirro
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 27, 2018
-
Dowladda Soomaaliya oo taageertay howlgalka ciidamada Turkiga ay ka wadaan gudaha Siiriya
Sida lagu qoray wakaallada wararka u faafisa Turkiga ee Anadolu Agency Dowlada Soomaaliya ayaa u muujisay dowlada Turkiga taageero howlgalada ay ciiidamadeedu ay ka wadaan gudaha dalka Siiriya gaar ahaan gobolka Afrin.
Wasiir...
Saturday, January 27, 2018
-
Xukuumadda oo Cashuurtii Ku Kordhisay Ganacsatadda Qaadka + Qiimaha Lagu Kordhiyay.
Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay cashuurta jaadka ku kordhisay 50% cashuurtii hore looga qaadi jiray.
Go’aankan ayaa ah qayb ka mid ah go’aamo ay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi go’aamisay oo ay ku doonayso inay ...
Saturday, January 27, 2018
« Previous Page — Next Page »