-
Soltelko oo Xaaladdu Ku Xuntahay Iyo Aflagaado Culus oo uu Hawadda U Mariyay Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa (Daawo)
Soltelko oo Xaaladdu Ku Xuntahay Iyo Aflagaado Culus oo uu Hawadda U Mariyay Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, January 27, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Booqanaya Dalka Ethiopia
Madaxwaynaha Dawlada Somaliya Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo ayaa lagu waddaa inuu galinka dambe ee maanta u socdaalo magaalada Addis Ababa Ee Dalka Itoobiya.
Farmaajo ayaa Addis Ababa Kaga Qayb gali doona shir madaxeedka ...
Saturday, January 27, 2018
-
Kuuriyadda Waqooyi oo Digniin Culus Hawadda U Marisay Kuuriyadda Koonfureed
Xukumadda Kuuriyada wuqooyi ayaa uga digtay Kuuriyada Koonfureed in isbahaysi militari oo ay la samaysato Mareykanka uu dhaawacayo xiriirka gacanka Kuuriya.
Qoraal saxiixan oo lagu baahiyay jariirada xisbiga ka taliya Kuuriya...
Saturday, January 27, 2018
-
Dadwaynaha Xaafadda Goljanno oo Ka Cawday Waddo La’aan ku Habsatay Eedaymana Dusha Ka Huwiyay Maayar Soltelko (Daawo)
Dadwaynaha Xaafadda Goljanno oo Ka Cawday Waddo La'aan ku Habsatay Eedaymana Dusha Ka Huwiyay Maayar Soltelko (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, January 26, 2018
-
Meeqaamkii Somaliland ee Dibadda oo Hoos U Dhacwayni Ku Yimi Iyo QM oo Ka Hadashay Wadahal Loo Furayo Somaliland Iyo Puntland
meeqaamkii somaliland ee siyaasadda arrimaha dibadda ayaa hoos u dhacwayni ku yimi mudadii ay taladda haysay xukuumadda cusub ee muuse biixi inkastoo xukuumadii hore ee kulmiyaba ay ku liidatay siyaasadda arrimaha dibadda ee dalka...
Friday, January 26, 2018
-
Jaraa’idadeena Tuugta Ahi Waxay Doonaanbay Ka Qoraan Jabuuti “Madaxwayne Biixi oo Aflagaado Kula Kacay Warbaahinta Dalka”
Madaxwaynaha la daalaa dhacaya cadaadiska xoogan ee kaga socda aqbaliyadda bulsho waynta somaliland muuse biixi cabdi ayaa hadalo ka baxsan anshaxa madaxwaynenimo kula dul kufay warbaahinta somaliland
muuse biixi ayaa mar u...
Friday, January 26, 2018
-
Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa Itoobiya
Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Isse Awad ayaa kulan kula yeeshay Magaalada Addis Ababa dhiggiisa Ethiopia Dr. Workneh Gebeyehu.
Labada d...
Friday, January 26, 2018
-
Midowga Africa oo Cambaareeyay Hadallada Foosha Xun ee Ka Soo Yeedhaya Donald Trump.
Wasiiro arrimo dibadeedka Midowga Africa ayaa sheegay in marnaba Africa iska dhiga-tiri doonin hadalada ka soo yeeray Donald Trump kuwaas oo amaakaak ku noqday dadka ku dhaqan qaarrada, gaar ahaan erayadii adkaa ee uu adeegsaday.
...
Friday, January 26, 2018
-
Heesaaga Maraykanka ah ee 50 Cent oo Hilmaamay Malaayiin Doolar oo Meel u Taaley
Heesaaga caanka ah ee dalka Maraykanka ee lagu magacaabo 50 Cent ayaa sheegay in uu hilmaamay lacag $8 milyan doolar ah oo uu isaga leeyahay.
Lacagtan ayaa kasoo gashay album hees ah oo uu sameeyay 2014-tii, laguna magacaabo An...
Friday, January 26, 2018
-
Xeerka Xil Ka Qaadista Maayaradda Dalka oo Jiif Iyo Joogba U Diiday Soltelko Iyo Aqlabiyadda G. Deegaanka Hargeysa oo Taageeray Xeerkaas.
XildXildhibaanada Golaha deegaanka ee Hargeysa ayaa ku hawlan mooshin ka dhan ah maayirka magaalada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco), waxaanay sidoo kale taageero u muujiyeen dood ay xildhibaanada wakiilladu soo dhigeen ta...
Friday, January 26, 2018
« Previous Page — Next Page »