BALIGUBADLE MEDIA
Soltelko oo Markale Ku Guulaystay Inuu Isagoo Isticmaalaya Awooda Adeerkii Kornayl Muuse Biixi Soo Magawdo Xoghaye uu Isagu Leeyahay
January 31, 2018 - Written by admin

Wasiirka arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa xil ka qaadis ku sameeyey xoghayihii dawlada hoose ee caasimada Hargeysa Cali Xasan Cawaale ma jirto sababta rasmiya oo lagu sheegay in masuulkan xilka looga qaaday marka laga yimaado awood baaxadeeda leh oo soltelko ku yeeshay xukuumadda adeerkii kornayl muuse biixi taas oo u suurtagalisay inuu siduu doono ka yeelo dawladda hoose ee hargeysa

soltelko ayaydhalay

halka masuulkii xoghayaha dawladda hoose ee hargeysa ee musuqmaasuqa la dagaalamayayna si fudud xilka looga qaaday iyadoo xukuumadda kornayl muuse biixi dhiirigalinaysa boobka soltelko ee hantida umadda

xilka qaadis

COMMENTS