-
Nuxurka Warbixin Dhinacyo Badan Taabanaysa Oo Wakiilka Qaramada Midoobay Ee Soomaaliya Ka Jeediyey Golaha Amniga.
Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya, Michael Keating, oo la hadlay golaha amniga qaramada midoobay ayaa sharaxay waxyaabaha soomaaliya ay ku guuleysatay iyo caqabadaha ku gudban maamulk...
Friday, January 26, 2018
-
Khilaaf Degdega oo Soo Kala Dhex Galay Gudoomiyaha Ucid Iyo Madaxwaynaha + Muxuu Daaranyahay Khilaafkaasi?
madaxwaynaha la daala dhacaya cadaadiska xooga ah ee kaga socda bulshadda jeegaan diidka ah iyo gudoomiyaha xisbiga ucid ayaa khilaaf xoogani soo kala dhex galay kadib markii sida ay baligubadlemedia ilowareedyo ku heshay uu faysa...
Friday, January 26, 2018
-
Muuse Biixi oo Ku Dhici La’ Xal Ka Gaadhida Sicir Bararka Dalka Iyo Go’aan uu Soo Bixistiisa Laba Cisho U Qabtay oo Beenoobay
Madaxwyanaha cadaadiska xoogani kaga socda bulshadda somaliland islamarkaana la ildaran dajinta iyo yaraynta cadaadiska muncaaradeed ee ee bulshadda ayaa ilaa hadda ku guuldaraystay wax qabashadda sicir bararka somaliland oo uu wa...
Friday, January 26, 2018
-
Wasiirka Ciyaaraha Somaliland oo Ganafka Ku Dhuftay Kala Diris uu Wasiirka Maaliyaddu Ku Sameeyay Naadigii Wasaaradda Maaliyadda (Daawo)
Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Boos Mirre Maxamed ayaa ganafka kala diris uu wasiirka maaliyadu ku sameeyay naadigii ku ciyaari jiray magaca wasaaradda maaliyadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 25, 2018
-
Aqlabiyadda Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa oo Soo Dhaweeyay Wax Ka Badal Lagu Samaynayo Xeerka Xil Qaadista Maayaradda Dalka (Daawo)
Aqlabiyadda Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa oo Soo Dhaweeyay Wax Ka Badal Lagu Samaynayo Xeerka Xil Qaadista Maayaradda Dalka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Thursday, January 25, 2018
-
Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo Dhaariyay Golaha Wasiiradda Xukumadda Madaxweyne Muuse Biixi
Xubnaha golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhaarta distuuriga ku gutay madaxweynaha iyo ku-xigeenka hortiisa maanta waxaana dhaariyey guddoomiyaha maxkamadda sare Prof. Aadan Xaaji Cali Axmed.
Halkan Hoose Kaga...
Thursday, January 25, 2018
-
Madaxwaynaha Waxa Iskaga Khaldamay Aniga Iyo Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha “Cabdiraxmaan Cirro”
Madaxwaynaha Waxa Iskaga Khaldamay Aniga Iyo Wasiirkiisa Arrimaha Gudaha "Cabdiraxmaan Cirro"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Thursday, January 25, 2018
-
Shirkad Ingiriis Ah Oo Somaliland Ka Beertay Khudrad Loo Adeegsaday Biyaha Badda
Hay’adda Seawater Greenhouse, ayaa sheegtay inay ku guulaysatay khudrad lagu beeray biyaha badda gudaha Somaliland oo soo go’day.
Hay’addan oo fadhigeedu yahay dalka Ingiriiska, ayaa soo bandhigtay Tamaandho, Basal, Kaaba...
Thursday, January 25, 2018
-
Gudoomiyihii Xilka Laga Qaaday Ee Gobolka Banaadir Oo Magacaabay Guddida Xil Wareejinta
Gudoomiyihii xilka laga qaaday ee gobolka Banaadir Taabit Cabdi Maxamed ayaa magacaabay guddi xil wareejinta maamulka gobolkaasi.
Guddida uu magacaabay gudoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ayaa kor u dhaafaya toban xubnood, ku...
Thursday, January 25, 2018
-
Saddex Dawladood oo Reer Galbeeda oo Lafilayo Inay Ku Soo Biiraan Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya.
Saddex dawladood oo cusub ayaa la filayaa inay ku soo biiraan wada hadalada Somaliland iyo Somaliya.
Xarunta caalamiga ah ee lagu magacaabo Centre For Humanitarian Dialogue ayaa sida ay warar xogogaali u sheegeen Geeska Afr...
Thursday, January 25, 2018
« Previous Page — Next Page »