-
Maxaa Keenay In Madaxweyne Muuse Biixi Uu Ka Jawaabo Hadalkii Suldaan Maxamed Kana Gaabsado Dhawaaqii Suldaan Xasan?
Madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi ayaa ka jawaabay hadal hanjabaad ahaa oo ka soo yeedhay suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir.
Madaxweyne Muuse Biixi oo hore uga gaabsaday inu...
Thursday, January 25, 2018
-
Dhalinyarada Kubada Cagta Awdal oo Eedihi Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Wasiirka Maaliyada (Daawo)
Dhalinyarada Kubada Cagta Awdal oo Eedihi Ugu Cuslaa Ku Hurgufay Wasiirka Maaliyadda kadib markii wasiirka socod baradka ah ee maaliyadu kala diray ciyaartoygii ku ciyaari jiray magaca wasaaradda maaliyadda
Isha Ku Hay Ba...
Wednesday, January 24, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Guddi ka Shaqaysa Dabagalka Mashaariicdii uu Dhagax Dhigay
Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee uu ka dhagax dhigay deegaannadii uu socdaalka kusoo maray.
Madaxweyn...
Wednesday, January 24, 2018
-
Xuseen Axmed Caydiid oo Dagaalka Darar Weyne ee Degmadda Ceel-afwayn Dusha Ka Saaray Xukuumadda Muuse Biixi (Daawo)
Xuseen Axmed Caydiid oo ka tirsan madaxda sarsare ee xisbiga muncaaradka ah ee waddani ayaa Dagaalka Darar Weyne ee Degmadda Ceel-afwayn Dusha Ka Saaray Xukuumadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Wednesday, January 24, 2018
-
Madaxwayne Xaaf oo mar kale wax laga weydiiyay sababihii uu sanadkii hore u tagay Imaaaraadka
Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo la hadlay VOA ayaa ka warbixiyay ujeedadii ka dambeysay socdaalkii uu sanadkii hore ku tagay dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta, xilligii ay soo baxday khilaafkii dalalka...
Wednesday, January 24, 2018
-
Trump oo saameyn toos ah ku yeeshay qaxootiga Dhadhaab
Sanadkii uu madaxwayne Donald Trump xilka hayay, dad badan oo ku nool xerada qaxooti ee caalamka ugu wayn ayaa is waydiiyay in Mareykanka uu dhabarka u jeediyay amaba in uu hilmaamay iyo in kale.
Ku dhawaad rubac malyuun qo...
Wednesday, January 24, 2018
-
Wasiirka Caafimaadka Somaliland OO Ka Waramay Qaabka Ay U Hirgalin Karaan Balamadii Uu Bulshadda La Galay Madaxwayne Muuse
Wasiirka Caafimaadka Somaliland OO Ka Waramay Qaabka Ay U Hirgalin Karaan Balamadii Uu Bulshadda La Galay Madaxwayne Muuse
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 24, 2018
-
Hoyooyinka Danyarta Ee Iibiya Hilibka Xoolaha Ee Ku Sugan Burco Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Kawaanka Xoolaha Lagu Qalo –
Hoyooyinka Danyarta Ee Iibiya Hilibka Xoolaha Ee Ku Sugan Burco Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Kawaanka Xoolaha Lagu Qalo -
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 24, 2018
-
Dawlada Sucuudiga Oo Amar Dul Dhigtay Geella La Qurxiyo Ee Ka Qayb Gala Tartanada Kala Duwan
2 neef oo geel ah ayaa laga mamnuucay in ay qayb ka noqdaan tartanka quruxda geela Sacuudiga ka dib markii mulkiilayaasha ay isku dayeen in ay sii qurxiyaan muuqaalka iyaga oo isticmaalaya daawooyiin jidhka lagu qurxiyo.
Ku...
Wednesday, January 24, 2018
-
Madaxwayne Muuse Biixi oo Degdeg Uga Jawaabay Hadalkii Suldaan Maxamed Suldaan Candi Qaadir Xilli uu Ka Muquurtay U Jwaabida Suldaankii Beeshiisa oo Fidnadda Bilaabay (Daawo)
Madaxwayne Muuse Biixi oo Degdeg Uga Jawaabay Hadalkii Suldaan Maxamed Suldaan Candi Qaadir Xilli uu Ka Muquurtay U Jwaabida Suldaankii Beeshiisa oo Fidnadda Bilaabay.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Wednesday, January 24, 2018
« Previous Page — Next Page »