|
wararka
-
“Ma Jirto Guul Nala Amaahiyey Ee 80,000 Ayaanu Ku Kala Badinay “Madaxweyne Muuse Biixi oo u Jawaabay Gudoomiye Cirro (Daawo)
"Ma Jirto Guul Nala Amaahiyey Ee 80,000 Ayaanu Ku Kala Badinay "Madaxweyne Muuse Biixi oo u Jawaabay Gudoomiye Cirro (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, January 24, 2018
-
Agaasimaha Waaxda Gaadiidka Wasaaradda Gaadiidka Iyo Wadooyinka oo Wakhtigii Kala Guurka Xaraashay Gaadiid Tiro Badan + Cadadka Gaadiidkaas.
Agaasimaha waaxda gaadiidka wasaaradii hore loo odhan jiray hawlaha guud hadana la yidhaado wasaaradda gaadiidka iyo wadooyinka iyo sidoo kale agaasimihii gaadiidka loo yaqaan (GT) ee Dawladda saleebaan ayaa mudadii kala guurka ee...
Tuesday, January 23, 2018
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Xaalkeedu Iskugu Biyo Shubtay Caydhinta Shaqaalaha Dawladda + Shaqaalaha Madaarka oo Afka Furtay (Daawo)
Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay maalintii shalay aheyd ay shaqada ka dareerisay 113 qof kuwaas oo ka shaqeynaayey wasaarada duulista
Shaqaalahan oo qaar ka mid ahi warbaahinta la hadleen waxaa ay nasiib daro ...
Tuesday, January 23, 2018
-
Suldaan Si Balaadhan U Taageeray Shirwaynaha Beelaha Gerxajis (Daawo)
Suldaan Si Balaadhan U Taageeray Shirwaynaha Beelaha Gerxajis, muuqaalka oo faahfaahsan halkan hoose kaga boggo.
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
...
Tuesday, January 23, 2018
-
Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dekedda Hobyo
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo goor oo maanta ah garay degmada Hobyo ee gobolka Mudug, halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyay.
Madaxweynaha ayaa dhagax dhigay dekeda ay yeelaneyso degmada Hobyo...
Tuesday, January 23, 2018
-
Muuse Biixi oo Bishii U Horaysay Wajahaya Cadaadis Xoog leh oo Kaga Imanaya Beelaha Jeegaan Diidka ah ee Dalka Ku Dhaqan.
madaxwaynaha somaliland ayaa durba cadaadis xoogani kaga imanayaa beelaha jeegaan diidka ah ee sida ba'an uga soo horjeeda xukuumadiisa kadib markii uu ku fashilmay inuu xukuumadiisa ka dhigo mid lagu qanacsanyahay.
madaxwa...
Tuesday, January 23, 2018
-
Facebook oo Cadaadis Lagu Saarayo Inay Wax Ka Qabato Wararka Been Abuurka ah ee Lagu Baahiyo
Saxafiga rug cadaaga ah Rupert Murdoch ayaa sheegay in ay shirkadda Face Book ay tahay in ay bixiso lacagaha dadka wax ku daabaca oo wararka galiya ,haddii ay shirkada ka go'an tahay in ay taageerto wararka saxda ah ee aan been ab...
Tuesday, January 23, 2018
-
Madaxwayne Farmaajo oo Soo Afjaray Khilaafkii Maamulka Galmudug Iyo Cadaado
Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya, Maxamad Cabadullahi Farmaajo ayaa xal ka gaaray cabashadii ay odayaasha Cadaado ka qabeen heshiiskii horay u dhexmaray Galmudug iyo Ahlu-Sunna.
Madaxweynaha ayaa odayaasha u s...
Tuesday, January 23, 2018
-
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Daboolka Ka Qaaday Sirta Ka Dambaysa Dagaalaka Ceel-afwayn
Madaxweyne Biixi oo waraysi gaar ah uu la yeeshay wakiilka idaacadda VOA ee Somaliland weriye Barkhad Maxamuud Kaariye, waxa kale oo uu ka jawaabay madaxweynuhu doodda ah inaanu weli dhammaystirin xukuumadiisa. Waraysiga ayaa u dh...
Tuesday, January 23, 2018
-
“Hadaynu Cuqdad Ka Qaadno Jabuuti Oo Af-soomaali Ku Hadlaysa Anigu Garanmaayo Cidda Aynu Afgaran Doono”.Waraysi Madaxweyne Biixi”
Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa bixiyay bidhaan muujinaysa suurtogalnimada in dawladda Djibouti gacanta ku qabato wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya isagoo madaxweynaha Somaliland sheegay in Djibouti tahay cidda ugu dhow e...
Tuesday, January 23, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|