|
wararka
-
[Saami Qaybiga Somaliland ]: Beesha Ugu Badan Ee Xilalka Ka Haysa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Noqotey Beesha Uu Ka Soo Jeedo + [ AKhriso ]
Shalay Siilaanyo waxaad kula yaabanayd inuu magacaabay Wiil uu Sodog
u yahay oo inan ka qaba. Waxaad magacawday adigu adoo aan laba bilood joogin Inabtigaa eedada rumi dhashay, Mustafe Maxamuud Xaji Cabsiiye Xoghayaha Dawladda ...
Friday, February 2, 2018
-
Macdan qodayaal ku go’doomay god dahabka ah oo lasoo badbaadiyay
Ku dhawaad kun macdan qodayaal ah oo dahab ka qodayay dalka Koonfur Afrika oo dhulka hoostiisa ku xayirnaa illaa arbacadii ayaa lasoo badbaadiyay gabi ahaantoodba.
955 ta qof ayaa ku xayirmay dhulka hoostiisa kadib markii a...
Friday, February 2, 2018
-
Xukuumadda Kala Saari Wayday Maayar Iyo Xoghaye ee Ilaa Heer Ay Gaadhay In Wax La Foojal Gareeyay Sideebaynu Wax.. Aadan Dhoolayare”
Xukuumadda Kala Saari Wayday Maayar Iyo Xoghaye ee Ilaa Heer Ay Gaadhay In Wax La Foojal Gareeyay Sideebaynu Wax.. Aadan Dhoolayare"
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Friday, February 2, 2018
-
Muuse Biixi oo Markii uu Xilalka Qaranka Ku Miisay Beeshiisa,Hadda Bilaabay Xilalka uu Ku Miisayo Qaraabadiisa
Mustafe Maxamuud Xaji Cabsiiye, waa Xoghayaha cusub e dawladda hoose ee Gabilay oo la magacaabay arbacadii todobaadkan ina dhaafay, kadib markii xoghayihii hore ee degmada Gabiley xilka laga qaaday.
Mustafe Xaaji Cabsiiye w...
Friday, February 2, 2018
-
Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Noqotay Goob Ganacsiyeed uu Iska Yeeshay Maayar Soltelko
Tan iyo intii Maayar Cabdiraxmaan Maxamed Caydiid Solteco loo doortay Maayarka Magaalada Hargeysa, waxa jiray khilaafyo kala duwan uu dhaxeeyey Maayarka iyo xoghayaashii kala duwana ee soo maray dowlad hoose, kuwaas oo uu galaafte...
Friday, February 2, 2018
-
Xogo Muujinaya Heerka Musuq-maasuqa Dawladda Hoose ee Hargeysa iyo Jeegag Lacag Ah Oo Lagula Baxay Saxeex Foojari Ah
Xogyihii dawladda hoose ee xilka laga qaaday Cali Xasan Cawaale, ayaa ku eedeeyey maayirka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Soltelco) inuu ku tagrifalay hantidii umadda isla markaana uu marar badan ka codsaday in...
Friday, February 2, 2018
-
Fadeexadaha Xil Ka Qaadistii Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa oo Dul Hooganaya Wasiirka Daakhiliga Kornayl Maxamed Kaahin
wasiirka daakhiliga ayaa la daalaa dhacaya fadeexado hor leh oo kaga imanaya qaabkii uu xilka uga qaaday xoghayihii fulinta dawladda hoose ee hargeysa cali xasan cawaale fadeexadan ayaa isugu jira dhawr nooc kuwaas oo wasiirka daa...
Friday, February 2, 2018
-
Aqlabiyadda Xildhibaanadda Golaha Deegaanka Hargeysa oo Saxeexay Mooshinka Xilka Lagaga Tuurayo Soltelko
Xildhibaanada golaha deeganka magaalada Hargeysa ayaa waxaa ay dhawrkii maalmood ee ugu danbeeyey ay wadeen saxeexa mooshin ay xilka kaga qadayaan Mayaarka Magaalada HargeysaCabdiraxmaan Solteco .
Qaar ka mid ah xildhibaanada...
Thursday, February 1, 2018
-
Kenya Oo Balan Ku Qaaday Inay Talaabo Adag Ka Qaadayso Cidkasta Oo Ka Qayb Qaadatay Dhaarintii Raila Odinga
Xildhibaanka Laga soo Doortay Degmada Ruaraka ee Magaalada Caasimada ah Nairobi Mr TJ Kajwang’,oo Shalay Hormuud ka ahaa Dhaarinta Hogaamiyaha Isbaheysiga Mucaaradka ah ee Nasa Mr Raila Odinga,ayaa Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Amniga ...
Thursday, February 1, 2018
-
Dhaqtar faro xumeeyay 265 gabdhood oo bukaankiisa ahaa
Dhaqtarkii kooxda qalaama-rogadka Maraykanka Larry Nassar ayaa la sheegay in gabdhaha yaryar ee uu faro xumeeyay ay gaarayaan illaa 265 qof.
Illaa 65 gabdhood oo hor leh ayaa qiraal ka bixinaya maxkamad todobaadkan, xili usbuuc...
Thursday, February 1, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|