BALIGUBADLE MEDIA
Somaliland: qiimaha Shidaalka oo Kor U Kacay Iyo Go’aamadii Sicir Bararka ee Xukuumadda oo Fashilmay.
February 14, 2018 - Written by admin

qiimaha shidaalka lagu iibiyo gabi ahaanba kaalmaha kala duwan ee somalailand ayaa kor u kac balaadhani ku yimi kadib markii todobaadyadan ay qiimaha shidaalka qaaliyeeyeen shirkadaha shidaalka keena ee hass iyo red sea kuwaas oo iyagu kaalmaha ay shidaalka ka iibiyaan ku qaaliyeeyay qiimihii ay shidaalka kaga gadi jireen.

news

hore waxa dalka uga jiray sicir barar kale oo baahsan kaas oo iskugu jiray maciishadda iyo sarifka lcagta dolarka oo kor u kac balaadhani ku yimi mudooyinkii u dambeeyay balse go’aamo lagu xalinayo sicir bararka oo ka soo baxay xukuumadda somaliland ayaa gabi ahaanba noqday qaar fadhiida oo lagu fashilmay.

isku soo wada duuboo xukuumadda somaliland ayaa looga fadhiyaa inay is casisho hadii ay ku guuldaraysato shaqadii ay umadda u hayeen

Isha Ku Hay Baligubadlemedia

COMMENTS