|
wararka
-
Sacad Cali Shire oo Sheegay Inay Rajaynayaan Dibu U Bilaabista Wadahadaladii Hargeysa Iyo Muqdisho
-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somaliland Dr Sacad Cali Shire, ayaa ka hadlay is bedelka ku yimid Siyaasadda Arrimaha Dibadda Somaliland laba sannadood oo uu xilka hayay, safar muddo laba toddobada qaatay oo uu ku tagay dal...
Sunday, February 4, 2018
-
Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma oo Loogu Baaqay Inuu Iscasilo
Dalka Koonfur Afrika, waxaa sii kordhacaya cadaadiska lagu saarayo madaxweyne Jacob Zuma inuu iscasillo, iyada oo saraakiil sarsare oo ka mid ah xisbiga haya tallada dalka ee ANC la filayo inay galinka dambe ee maanta ay yeeshaan ...
Sunday, February 4, 2018
-
Shir Dowladda federaalka iyo madaxda maamul gobolleedyada uga furmaya magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa lagu wadaa dhawaan uu shir uga furmo dowladda federaalka Soomaaliya iyo Madaxda dowlad goboleedyada dalka kaa oo looga wada hadli doono arrimo dhowr ah.
Kulanka ayaa la sheegay in labada dhinac ku fa...
Sunday, February 4, 2018
-
Dawlada ShShiinaha oo Mareykanka Ugu Baaqay Inuu Joojiyo dhaqanka dagaalka Qabow ee uu Wadoiinaha Oo Ugu Baaqday Maraykanka Inuu Joojiyo Wax Ay Ugu Yeedhay Dagaalka Qabow
Shiinaha ayaa ugu baaqay Mareykanka inuu iskaga hadho waxa uu ku tilmaamay hab dhaqanka ku salaysan dagaalka qabow, waana inuu dhinaciisa ka adkeeyaa mas'uuliyadda joojinta isku hubeynta nukliyeerka.
Bayaanka ayaa waxa uu i...
Sunday, February 4, 2018
-
Beesha Goboladda Hawd Iyo Hargeysa Dacarbay Leefeen Intay Islaahaayeen Wax La Qaybsadda Walaalihiin” Aqoonyahan Xasan Gumburaawi”
Somaliland dal la kala leeyahay ama la wada leeyahay mid buu noqon isha aan arko dhawaan
Welgay ba meel lagu jabaan
Jiqilo waynaaaye
Illaahay i jecelaa
Muxuu jaray arwaaxdayda
Suldaan Mohamed Suldaan farax sul mahad a...
Saturday, February 3, 2018
-
Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waa Ragii Riday Xukuumaddii Cabdiraxmaan Tuur Maantana Iyagaa Dalkii Haysta (Daawo)
Muuse Biixi Iyo Maxamed Kaahin Waa Ragii Riday Xukuumaddii Cabdiraxmaan Tuur Maantana Iyagaa Dalkii Haysta (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, February 3, 2018
-
Qaramada Midoobay Oo Warbixin Ay Soo Saartay Ku Sheegtay In Kuuriyada Waqooyi Ay Jabisay Cunaqabatayntii Saarnayd
Warbixin ay soo soo saareen guddi khubaro ah oo ka tirsan Qaramadda Midoobay ayaa lagu sheegay in kuuriyadda Waqooyi ay allaabta ay dibedda u dhoofiso ka hesho lacag gaadhaysa laba boqol oo milyan oo doolar, waxayna intaa ku daree...
Saturday, February 3, 2018
-
Nuxurka Khudbad uu Kornayl Muuse Biixi Ka Jeediyay Xuska 24-aad Ee Aasaaska Ciidanka Somaliland (Daawo)
Nuxurka Khudbad uu Kornayl Muuse Biixi Ka Jeediyay Xuska 24-aad Ee Aasaaska Ciidanka Somaliland (Daawo)
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Saturday, February 3, 2018
-
Wasiirka Cadaalada Somaliland oo Magacaabay Xilal Cusub
Wasaaradda Caddaaladda JSL iyadoo ka duulaysa waajibaadkeeda shaqo ee ay qarankan u hayso inay fuliso, isla markaasna shaqaale-waynaha wasaaraddu qof waliba uu leeyahay shaqo lagala xisaabtamayo (Job Description) shaqaale-waynaha ...
Saturday, February 3, 2018
-
“Talaabada Ay Ay Dawladu Ku Dhaqaaqday Ee Sicir Bararku Daawo Maaha Ee Dib Hawgu Noqoto.”..Ismaaciil Buubaa
Md. Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay qodobada ay Xukuumaddu ka soo saartay wax ka qabashada sicir bararka, waxaanu xusay in aanay haboonayn qodobadani, waxaanu sheegay in ...
Saturday, February 3, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|