BALIGUBADLE MEDIA
Fannaanadda Canab Diiriye oo ka Hadashay Xaaladda Fanka Soomaalida
February 14, 2018 - Written by admin

Fanaaniin badan oo caan ah ayaa beryahan danbe waxay u bayreen xaggaa wacyigelinta dadweynaha iyagoo riwaayado gaagaaban, majaajilo iyo heesaba ku soo bandhiga fariimaha ay u gudbinayaan bulshada, waxaana fannaaniintaasi ka mid ah Canab Diiriyee ileeye oo muddo dheer ku soo jirtay fanka.

canab diiriye

Canab Diiriyee ayaa xaaladda fanka Soomaalida ee xilligan iyo guud ahaan taariikhda fankeeda waxay uga warantay weriyaha BBC-da ee Hargeysa, Axmed Saciid Cige.

Halkan Riix Si Aad Uga Bogatid Waraysiga Fanaanadda

COMMENTS