-
Muuse Biixi oo Ka Dhex Muuqda Musuqmaasuq Kasta oo Xukuumadii Hore Ku Kacday (Akhriso)
Muranka cidbaa ina maalgashanaysa iyo maalgashiba soo guuxaaya, Berbera Deked kale ayaa lay nooga dhisaya iyo Saldhig Millatari hablaha inaga qash qasha ayaa inoo imanaaya waxay ahayeen Aflaam si wacan loo matalay oo cid gaar ahi ...
Tuesday, February 13, 2018
-
Beesha ARAB oo Kalsoonidii Kala Noqotay Xukuumadda Madaxwayne Muuse Biixi
dhalinyaradda beelaha arabwayne ayaa sheegay inay wadaan shirwayne aayo ka tashi oo ay beeshu kaga tashanayso aayaheeda sidoo kale dhalinyaradu waxay bayaan ay soo saartay ku sheegeen inay kalsoonidii kala noqdeen xukuumadda madax...
Tuesday, February 13, 2018
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo Mooryaan Maxamed Aw-siciid Ka Iibinaysa Xeradda Birjeex
xukuumadda oo hogaamiyo madaxwaynaha somaliland mudane muse biixi ayaa qorshaysay inay xeradda ciidanka ee birjeex ka iibiso ganacsaddaha mooryaanka ah ee maxamed awsiciid kaas oo isagu si ba'an u cunay hantida umadda iyadoo hore ...
Tuesday, February 13, 2018
-
War Degdega: Madaxwayne Muuse Biixi oo Qarka U Saaran Inuu Is Casilo + Waa Maxay Sababtu
madaxwaynaha somaliland muuse biixi cabdi ayay ku baahday xaajadu kadib markii xilka madaxtinimo loo dhaariyay 13 bishii december ee sanadkii 2017 madaxwayne biixi ayaa jaahwareer baahsan kala kulmay kursiga uu mudada gaaban fadhi...
Tuesday, February 13, 2018
-
Gudoomiyihii Gobolka Maroodijeex ee Xisbiga Waddani oo Safar Ku Tagay Ingriiska.
Guddoomiyaha gobolka Marroodi-jeex ee Xisbiga WADDANI Md. Xuseen Aadan Cadde, ayaa safar ugu kicitimay dalka Ingiriiska, kaasoo qaaddan doonna muddo laba bilood ah.
Safarkan uu dalka Ingiriiska ku tagay Guddoomiyaha gobolka...
Tuesday, February 13, 2018
-
Raali Galin Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Caalamiga ah ee Baligubadlemedia.com
waxaanu dhamaan akhristayaasha sharafta naga mudan ee ku sugan dunidda dacaladeeda islamarkaana sida aadka ah ugu xidhan shabakadda caalamiga ah ee Baligubadlemedia ka raali galianynaa muddo maalmo ah oo shabakaddu hawadda ka maqn...
Tuesday, February 13, 2018
-
Toronto:- Xafladii Daahfurka Boodhari mills
...
Tuesday, February 13, 2018
-
Xukuumadda Muuse Biixi oo aan Wax Mushara Siin Shaqaalaha Dawladda Xilli ay Kordhisay Qaar Kamida Cashuuraha Dalka
xukuumada cusub ee muuse biixi ayaan ilaa hadda wax mushahar ah siin shaqaale waynaha kala duwan ee dawladda kuwaas oo aan ilaa hadda qaadan mushaharadii dawladda.
xukuumadda muuse biixi oo qaar kamida agabka dalka yimaada ee...
Sunday, February 4, 2018
-
“Maxamed Kaahin Wuxuu Ku Ololeeyay Kala Qaybinta Bulshada Gobolka Togdheer…..” Xisbiga WADDANI Oo Sheegay In Aan Lagu Kalsoonaan Karin Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland
Guddoomiyaha xisbiga WADDANI ee gobolka Togdheer, Maxamuud Xasan Saleebaan (Doob) ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeeyey inay kala qaybisay bulshada reer Burco, wakhtigii ay masuuliyiintii KULMIYE ee iminka dalka hogaamiyaa ku jir...
Sunday, February 4, 2018
-
Wasiirka Maaliyadda oo Ku Shaqaynaya Siyaasadda Jeegaanta Xilkiina Ka Qaaday Maamulihii Kstamka Berbera + 10 Masuul oo Jeegaana oo uu Magacaabay
wasiirka maaliyadda somaliland oo ku shaqaynaya siyaasadda dhinaca ka raran ee jeegaanta ayaa xilkii ka xayuubiyay maamulihii kastamka magaaladda berbera waxaanu booskiisa ku badalay xubin ciise muuse ah hadaba halkan hoose kaga b...
Sunday, February 4, 2018
« Previous Page — Next Page »