Xukuumadda oo Xabsiga Dhigtay Siyaasi Sheegtay Madaxwaynaha Saaxil State
February 16, 2018 - Written by admin
Ciidamada amaanka somaliland ayaa waxaa ay maanta gacanta ku dhigay siyaasi dhawaan shaaciyey inuu maamul goboleed cusub ka samayn deegaano deegaanada gobolka Saaxil
Siyaasi Saleebaan Ibraahin Maxamuud ayaa dhawaan magaalada Burco ka sheegay inuu samaynayo maamul goboleedka Saaxil-land, isaga oo aad u dhaliilay mashruuca sahaminta shiidaalka ee laga bilaabayo magaalada Berbera iyo shirkada lagu wareejiyey maamulka dekeda Berbera
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS