-
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Farta Ku Fiiqay Hadimooyinka Soltelko Ku Hayo Caasimadda + Baaqa uu U Diray Kornayl Muuse Iyo Xildhibaanadda G Deegaanka
Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland oo Farta Ku Fiiqay Hadimooyinka Soltelko Ku Hayo Caasimadda + Baaqa uu U Diray Kornayl Muuse Iyo Xildhibaanadda G Deegaanka
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 14, 2018
-
Sacad Cali Shire oo La Daalaa Dhacaya Dhaleecaynta Kaga Imanaysa Shirkadii uu Magaciisa Ku Samaystay, Daahana Ka Qaaday In Madaxwayne Biixi La Ogaa.
Madaxwayne Biixi oo Sixitaan Ku Samaynaya Xukuumadiisa Iyo Isku Shaandhayn Balaadhan oo La Filayo
madaxwaynaha somaliland mr biixi ayaa daalaa dhacaya dhaleecayn uga imanaysa bulshadda somaliland kuwaas oo sheegaya inaan xukuumad...
Wednesday, February 14, 2018
-
Madaxwayne Biixi oo La Filayo Inuu Isku Shaandhayn Balaadhan Ku Sameeyo Xukuumadiisa Xilli ay Jirto Muddo Kooban.
madaxwaynaha somaliland mr biixi ayaa daalaa dhacaya dhaleecayn uga imanaysa bulshadda somaliland kuwaas oo sheegaya inaan xukuumadiisu ahayn mid ku dhisan hab cadaalad iyo sinaana islamarkaana aan sidoo kale lagu soo xulin nidaam...
Wednesday, February 14, 2018
-
Shacabka Ku Dhaqan Magaaladda Hargaysa Oo Ka Hadlay Fashilka Ku Yimid Biyo Balaadhinta Caasimadda
Shacabka Ku Dhaqan Magaaladda Hargaysa Oo Ka Hadlay Fashilka Ku Yimid Biyo Balaadhinta Caasimadda
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 14, 2018
-
Dawlada Itoobiya Oo Sii Daysay Hogaamiye Sare Oo Mucaarid Ah Iyo Maraykanka Oo Walaac Ka Qaba Mudaharaadada Socda
Dawladda Ethiopia ayaa shalay xabsiga ka sii deysay Bekele Gebre oo ah hoggaamiye sare oo mucaarad ah, sidoo kalena laashay dhammaan eedihii loo haystay.
Bekele Gebra oo ah xoghayaha guud ee ururka Oromoda OFC, ayaa dawladd...
Wednesday, February 14, 2018
-
Xukuumadda oo Cashuurta Markale Ku Kordhisay Qaadka Iyo Wasiirka Maaliyadda oo Ka Hadlay
Xukuumadda oo Cashuurta Markale Ku Kordhisay Qaadka Iyo Wasiirka Maaliyadda oo Ka Hadlay
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Wednesday, February 14, 2018
-
Gudoomiyaha Guddida Doorashadda oo Ka Hadlay Wakhtiga La Qabanayo Labadii Doorasho ee Is Xambarsanaa
Gudoomiyaha Guddida Doorashadda oo Ka Hadlay Wakhtiga La Qabanayo Labadii Doorasho ee Is Xambarsanaa
Isha Ku Hay Baligubadlemedia...
Tuesday, February 13, 2018
-
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibadda Somaliya Maxamed Cabdilahi oomaar oo Safar Ku Yimi Hargeysa.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa cafis u fidiyay Wasiirkii arrimaha dibadda ee dawlada Somaliya ee sannadihii 2010 –2012 Maxamed Cabdillaahi Oomaar oo dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland, kaas...
Tuesday, February 13, 2018
-
Madaxwaynaha Somaliland oo Dawladda Jabuuti Ka Soo Qaatay Lacag Malaayiin Dolar ah Iyo Danaha Ka Dambeeya (Akhriso Xog Faahfaahsan)
madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele ayaa lacag qadarjeeda lagu qiyaasay malaayin dolar soo siiyay dhawaan markii madaxwayne biixi safarka ku tagay dalka jabuuti ilowareedyo baligubadlemedia ka helayso kulankii labadda...
Tuesday, February 13, 2018
-
Muuse Biixi oo Madaxtooyadda U Raraya Goob Aan Ku Haboonayn + Cabsi iyo Shaki uu Ka Qaaday Madaxtooyadda Hadda.
madaxwayne muuse biixi ayaa wali u muuqda inaanu fahmin nidaamka dawladnimada waxaanu wali ku sii shaqayanayaa nidaam cusub oo qabali ah kaas oo qoraya in dawladnimadu tahay in beeshaadu wax walba leedahay manaafiicda qaranka
...
Tuesday, February 13, 2018
« Previous Page — Next Page »