Xukuumadda Somaliland oo Xabsiga Dhigtay Qaar Kamida Maamuladda Warbaahinta Madaxabanaan
February 17, 2018 - Written by admin
Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay saaka ay xabsiga dhigtay agaasimihi telefishanka caalamiga ah ee Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale .
Agaasimaha ayaa hada ku xidhan Xarunta danbi baadhista Somaliland ee C.I.D-da iyadoo aanay ilaa hadda xadhigiisa ka hadal masuuliyiinta xukuumaddu
xadhiga masuulkan ayaa ku soo beegmaya xilli xukuuumadda fashilka ah ee muuse badhtilmaameedsanayso saxaafadda madaxa banaan
Isha Ku Hay Baligubadlemedia
Like this:
Like Loading...
COMMENTS