|
Maxa Cusub
-
Magacaabis iyo Maagane (W.Q: Mukhtaar Cabdi Cilmi)
Magacaabistu waa sunnaha dawladnimo ee uu dhigaayo dastuurka qaranka jamuhuriyadda Somaliland kaas oo muwaadin kasta oo leh awood caqli ahaan, cilmi ahaan iyo cudud ahaanbaa loo igmado xilalka qaranka leyahay isna ay waajib ku...
Tuesday, February 27, 2018
-
Shaki Kuma Jiro In Max’ed Cali Bile Ku Socdo Wadadii iyo Boooskii Xirsi iyo Xashi. Qaranku Uma Baahna Tallo Qoys
Shaki Kuma jiro Inuu Max'ed Cali Bile uu yahay shaqsiga ugu awooda
badan qasriga Madaxtoyada. Shakina kuma jiro inuu joogo booskii xirsi
iyo Max'ud xaashi!
Madaxtooyada miyaa loo waayay qof aanay madaxwaynaha isku beell a...
Saturday, February 24, 2018
-
Hambalyo Ku Socota Mareeyaha Cusub ee Haya’ada Dhawrista Tayada (Qualitay Control). W/Q. Ugaas Cumar Jamac Iidle
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa mareeyaha cusub ee hayada dhawrista tayada(Quality Control).
Anigoo ku hadlaya magacayga iyo Afka Dhalinyarada Beesha Aadan Madoobe. Waxaan hambalyo u dirayaa mareeyaha cusub muus...
Saturday, February 24, 2018
-
Ma Jiro Dunida Ergay Laba Wadan Safaaradahooda ka Wada Ergay Ah, Sida (Micheal Keating, Un Ambassador In Somalia G.F) Lagu Sheego. Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
Waxaan in badan ka maqley War-baahinta maxaliga ah ee jamhuuriyada Somaliland erayada ugu badan dhinaca safiirada (Safiirka Somaliland Iyo Soomaaliya), Arinkaasina ma,aha mid jira oo c...
Saturday, February 24, 2018
-
Xiisada muranka arimaha shidaal baadhista Gobolka Saaxil oo cirka isku shareeray. Qalinkii A/Rahman fidhinle
Shirkada ugu dhulka balaadhan ee dhawaan howlgalada sahaminta shidaalka dalka ka bilowday ee dadka iyo duunyada abaaruhu saameeyeen boodhka ku liqday waa shirkada cusub ee BGP ( China National Petroleum Company ) taas oo laga leey...
Saturday, February 24, 2018
-
TAFARAARUQ IYO KALA DAMBEYN LA’AAN XISBIGA WADDANI KA SOO IFBAXDAY
Waxaa markii ugu horeysay dibadda u soo baxday tafaraaruqa iyo kala dambeyn la’aanta ka jirta gudaha Xisbiga mucaaridka ee Waddani ee SL.
Arintan ayaa soo ifbaxday kadib markii doraad oo bishu ahayd 19 february, war saxaafade...
Wednesday, February 21, 2018
-
Dhamaal Hambalyo ah oo Ku socota Ururka Damal Bari
Dhambaal hambalyo oo ku socda Ururka Dhalinyarada Gobolada Bariga ee Damal bari
Waxaan halkan Wambalyo uga Dirayaa Ururka Damal Bari ee ay ku midoobeen Dhalinyarada Gobolada Bariga ee Somaliland . oo markii ugu horaysay ku mido...
Wednesday, February 21, 2018
-
Madaxweyne Madbacadda Qaranku Manhajka Ha Daabacdo!!!!!!!!!!
Hordhac
Ugu horayn waxay mahad dhamaanteed u sugnaatay Allaaheena weyn, marlabaadka waxaaan si farxad leh ugu hambalyeynayaa madaxweynaha la doortay go’aanka tudhaalaha leh ee uu ugu hiiliyey ardayda jamhuuriyadda somaliland ee...
Wednesday, February 21, 2018
-
Dawlada (Ethiopia) Waxa U Yaala (Green Plane And Isolated Democratic Policy), Markaa Cidii Ku Shaqayn Kari Weydaa Wey Is-casilaysaa. Qalinka: C.S.F(Jeesto).
Dawlada (Ethoipia) Waa dawlad qadiimiya oo la leh xuduudo ama soohdimo wadamada ugu badan Geeska-afrika Sida (Sudan, Erateria, Kenya, Somalia, Djabouti, Iyo South Sudan), Waana ka ugu balaadhan ...
Monday, February 19, 2018
-
War_cimraan:
safar qaatay 300 oo km ayaa ka bilaabay magalada hargaysa maalintii khamiista waa 9:00 kii subaxnimo , gaadiidku waa bari iyo galbeed wuu buuxa ka soo yeedhay habeeyihii gaadhiga aanu fuushananayn ka dib wuxuu afka saaray wadada...
Monday, February 19, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|