|
Maxa Cusub
-
Dawlada (Ethiopia) Waxa U Yaala (Green Plane And Isolated Democratic Policy), Markaa Cidii Ku Shaqayn Kari Weydaa Wey Is-casilaysaa. Qalinka: C.S.F(Jeesto).
Dawlada (Ethoipia) Waa dawlad qadiimiya oo la leh xuduudo ama soohdimo wadamada ugu badan Geeska-afrika Sida (Sudan, Erateria, Kenya, Somalia, Djabouti, Iyo South Sudan), Waana ka ugu balaadhan ...
Monday, February 19, 2018
-
War_cimraan:
safar qaatay 300 oo km ayaa ka bilaabay magalada hargaysa maalintii khamiista waa 9:00 kii subaxnimo , gaadiidku waa bari iyo galbeed wuu buuxa ka soo yeedhay habeeyihii gaadhiga aanu fuushananayn ka dib wuxuu afka saaray wadada...
Monday, February 19, 2018
-
Burco Maayar Bay Rabtaa W/Q Garyaqaan Zakarie Sulub Akaash
Bismilaahi Raxmaani Raxiim.
Ugu Horrey Shacabka Somaliland Iyo Saxaafadda Xorta ah ee Madaxa Banaan Gaar ahaan Dadweynaha Reer Burco waxaan ku salaamayaa Salaanta Islamka Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatu.
Bacda Sal...
Monday, February 19, 2018
-
Hambalyo Meher Wacan:- Boqor ( Mustafe Cumar Dagaal ) Iyo Boqorada (Muna Good Muuse)
Aabo Sayid Faarax Isaaq Caruurtiisa Iyo Xaaskiisa, Adeero Maxamed Cismaan Axmed Caruurtiisa Iyo Xaaskiisu, Waxay Hambalyo, Bogaadin Iyo Farxad mehereed u Dirayaan Meherka Boqor Mustafe C...
Monday, February 19, 2018
-
Faataxada waxaa ku jirta, ducada ah “Ilaahow jidka toosan nagu hanuuni ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ”
Maxaa Faatixada loogu celcelinayaa rakcad kasta? Faataxada waxaa ku jirta, ducada ah “Ilaahow jidka toosan nagu hanuuni ٱهۡدِنَا ٱلصِّرَٰطَ ٱلۡمُسۡتَقِيمَ”. Waxaa akhriyaa 17 jeer ruux kasta o...
Monday, February 19, 2018
-
warqad xidhan oo ku socota Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland
Mudane. Madaxweyne anigoo og magaca, milgaha iyo maamuuska aad huwan tahay, anigoo og illaalinta, dhowrida, faafinta sirta xukuumada iyo nidaamka dowladnimo, anigoo og illaalinta dhaqanka, magaca iyo sharafka aadamaha, haddana, ma...
Wednesday, February 14, 2018
-
Wasiirka horumarinta biyaha oo cadeeyey in Mashruucii Biyo balaadhinta ee Xunbo weyne uu si xun u fashilmay. qalinkii A/rahman fidhinle
Waxaynu ka wada dheregsanahay in inyar oo kooban shacabka Caasimada hargeisa ay helaan biyo nadiif ah oo joogto ah.Waxay Xukuumadii Siilaanyo ee musuq badan ku fashilantay in ay hirgeliso mashruucii biyo gelinta ee Xumbo weyne...
Wednesday, February 14, 2018
-
(Nin dameer xun iibsaday marbuu dib u xaraashaa )
Hogaamiya kasta oo ina soo maraa waxa uu ka dhashaa uun qabaa'ilada aynu kala sheegano mid ka mida,siddoo kale waxaa dhacda in ay caan noqdaan beeshaasi inta uu xilka hayo inankoodaasi,sidoo kale laba mid uun buu dhaxalsiiyaa bees...
Saturday, February 3, 2018
-
Kasoo Qayb Galka Daahfurka Warshada Daqiiqda.
...
Tuesday, January 30, 2018
-
Madaxweyne Muuse Biixi Oo Tacsi U Diray Ehelada Iyo Shacabka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Abwaan Af-Gudhiye
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, bahda suuga...
Sunday, January 28, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|