|
Maxa Cusub
-
Heshiiska DPW,JSL iyo Ethiopia Wadagaleen1/3/18 Wuxuu buriyey ansixintii Heshiiskii hore. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Ma Weecsin Beegsin mise Aloos iyo Agaasin Danbe !! Ma Qataabsi ama Qurbaani.. Mise Qadhaabsi iyo Qudh-Qudho joogto? Ma midigays iyo Oodeys ! Mise Gown iyo Maquuno kale !! Boowe …Malaa….Waa Qaliban !! Mise ..Waaba Suke ! Mise...
Tuesday, March 6, 2018
-
Tamarteennu Waa ciil, Awooddeenuna Waa Cadho. Qalinkii: sadam osman kaabash.
Waa casar oo fadhi gooro qaatay ayaan ka soo kacnay, xaggaa iyo masjidkana waan u yara ruqaansannay, waayo maqrib baa dhow oo waa la soo cibaadaysanayaa. Goobtu waa Shiraaqle hotel oo Dooxa Hargeisa ayaa geeska Koonfureed ka mara,...
Tuesday, March 6, 2018
-
Hellow Mudane: Ha Noqon Ma Liibaannaha Lugu Liibaanney W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Hordhac: Nabad-qab idilkeenba, Illaahay raxmaadkiisa iyo naxariistiisa ha inugu galado, qoraalkan kooban waxaan waxyar kaga iftiimin doonaa masuuliyadda iyo cadaaladda laga rabo qof kasta oo Masuul ah, ha ahaado mid shacabka iyo q...
Tuesday, March 6, 2018
-
Dib u Milicso. Heshiiskii Dhexmaray Somaliland iyo Dp World. Maxaa Ka Qarsonaa Bulshada Somaliland ? W/Q Ugaas Cumar JaamC Iidle
Madaxda-yadii beenta badnaa iyo shacabkii samirka badnaa. labo kalo maan ah.akhristoow bal ila fiirso wax yar oo kamid boqolaal hagar-daamo oo madaxdeenu inoo maleegen marar badan. Bal ila milicso sidii loo marin habaabiyay bulsha...
Tuesday, March 6, 2018
-
Geyi Waxaan Kunoolahay Xayawaanka Yaryari Ka Qiimo Badanyahay Caruurta Dalkaas. W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Hordhac: Nabad-qab akhristayaal, waa mid kamid ah qoraaladii aan ugu talo galay in ay miciin iyo garab istaag unoqodaan dulmanaha iyo miskiinka cadaalada geyigeenu garabkiisa kabaxday. Qormadan waxaan kaga hadlayaa Maxakamada Degm...
Tuesday, March 6, 2018
-
Somalilandeey Waxaad Ka Mid Tahay Is-baddelada Geeska-afrika Waliba Ta Ugu Horeysa.Qalinka:- C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
Duulal caalam dhamaan umadaha hour-marey ama leh qaab nololeedka dawladnimadiisu is-bixisey ama horumarkoodu taaba-galey, DHamaan waxay indhaha ku hayaan buqcad-yar oo geeska afrika ka...
Tuesday, March 6, 2018
-
Hambalyo Meher Wacan:- Boqor (Caydaruus Xaamud Axmed) Iyo Marwadiisa Boqorad (Barwaaqo Axmed Maxamed ).
Hambalyo, hambalyo, Iyo bogaadin ayaa u diraynaa Meherka maanta ka qabsoomey magaalada (Boorama) gaar ahaan huteel Rays Ee Bare-sare (Caydaruus Xaamud Axmed Iyo Marwadiisa Barwaaqo A...
Tuesday, March 6, 2018
-
Heshiiskii DPWorld 1/3/2017 la gashay JSL Waxaa ka soo wareegtay sanad ee maxaa ka qabsoomay ? qalikii A/rahman fidhinle
eshiiska DPWorld iyo Somaliland wadagaleen taariikhdii 9/5/20016 ayaa laysku wada raacay in uu ahaa heshiis lagu deg-degay oo xaqul qalin yar la siistay. Heshiiskaas oo lagu heshiiyey in Shirkada DPWorld Dekeda Berbera ku maalgeli...
Tuesday, March 6, 2018
-
Magacaabis iyo Maagane (W.Q: Mukhtaar Cabdi Cilmi)
Magacaabistu waa sunnaha dawladnimo ee uu dhigaayo dastuurka qaranka jamuhuriyadda Somaliland kaas oo muwaadin kasta oo leh awood caqli ahaan, cilmi ahaan iyo cudud ahaanbaa loo igmado xilalka qaranka leyahay isna ay waajib ku...
Tuesday, February 27, 2018
-
Shaki Kuma Jiro In Max’ed Cali Bile Ku Socdo Wadadii iyo Boooskii Xirsi iyo Xashi. Qaranku Uma Baahna Tallo Qoys
Shaki Kuma jiro Inuu Max'ed Cali Bile uu yahay shaqsiga ugu awooda
badan qasriga Madaxtoyada. Shakina kuma jiro inuu joogo booskii xirsi
iyo Max'ud xaashi!
Madaxtooyada miyaa loo waayay qof aanay madaxwaynaha isku beell a...
Saturday, February 24, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|