BALIGUBADLE MEDIA
Hambalyo Meher Wacan:- Boqor (Caydaruus Xaamud Axmed) Iyo Marwadiisa Boqorad (Barwaaqo Axmed Maxamed ).
March 6, 2018 - Written by admin

Hambalyo, hambalyo,  Iyo  bogaadin  ayaa  u  diraynaa  Meherka  maanta  ka  qabsoomey  magaalada  (Boorama)  gaar  ahaan  huteel  Rays  Ee  Bare-sare  (Caydaruus  Xaamud  Axmed  Iyo  Marwadiisa  Barwaaqo  Axmed  Maxamed),  Dhambaalkan  tahniyada  waxa  si  wada  jir  ah  u  wada  diraya  xubnahan  soo   socoda.

1:  Axmed  Maxamed  Bookh  Ceelaabe   (A/Kayse)

2:  Macalin  Caydaruus  Ibraahim  Axmed  (C.Cudhay)

3: Macalin  Jirde  Maxamed  Sheekh  Saleebaan.

4: Khader  Maxamed  Warsame  (Maamulaha  C.B.  Wajaale)

5:  Axmed  Saleebaan  Maxamuud  (A.Xareed)

6: Maxamed  Saleebaan  Maxamuud  (M.xareed).

7: Barre-sare  Kayse  Daahir  Axmed

8:Dr.  Rudwaan  Maxamed  Cali  Ileeye.

9:  Diplomate.  C/raxmaan   Sayid  Faarax  (Jeesto).

10: Fadxi   Maxamed  Cali  (F.kaano).

11:  Sadaam  Cabdi  Jaamac  (Zaam.A.Jama)

12: Dr.  Sacad  Cabdi  Sabban  (S.kafu).

13:  Rooble  Ibraahim  Axmed  Sheekh  Muuse( R.I.kacaan).

14: Jaamac  Aadan  C/laahi  Xayd.

15: Deeq  Xaamud  Axmed

16:  C/qani  Boqor-muxumed  Geele  Seed.

17:  C/rashiid  Xasan  Faahiye

18:  Eng.  Cabdi  C/laahi  Yoonis.

19:  Maxamed  C/laahi  Nuur  (Fadka)

20:  Mukhtaar   C/laahi  Cismaan  (Ganbo).

Dhamaan  hal-doorkan  dhalinyarada,  wax-garadka,  aqoon-yahanka, indheer-garadka  Iyo  Isugu  jira  Bah-weynta  macalimiinta  iyo  waliba  ururada  aan  dawliga  aheyni,  Waxay  Hambalyo  iyo  bogaadin  u  dirayaan  meherka  Walaalkood  (Boqor  Caydaruus  Xaamud  Axmed  Iyo  Marwadiisa  Boqorad  Barwaaqo  Axmed  Maxamed) oo  maanta  meherkoodu  ka  qabsoomey  Gobalka  Awdal  gaar  ahaan  huteel  Rays,  Waxaaney  Rabbi  uga  baryayaan  iney  kala  helaan  awlaad  khayr  qabta  oo  dadkooda,  diintooda  iyo   dalkooda  anfacda,  Sidoo  kale  waxay  ugu  duceeyeen  inay  noloshooda  ku   qaataan  Farxad,  Badhaadhe,  Bash-bash  iyo  Niyaayir  sida  xuural-caynta  oo  kale.  Aamiin   Aamiin  Aamiiin.

COMMENTS