-
Wasaaradda Waxbarashadu way ka gaabisay dugsiyada qaarka loo leeyahay ee JSL oo gaadhay 315 dugsi. qalinkii A/rahman fidhinle uk
Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Somaliland ayaa gaadhay guud ahaan 315 Dugsi oo isugu jira kuwa sare iyo hoose/ dhexe oo u kala baxa 78 dugsiyo oo sare iyo 237 dugsi oo isugu jira Hoose / Dhexe iyo 39 ah kuwa boodhinka ah ee la...
Wednesday, March 14, 2018
-
KAALINTII AY HOOYADU KU LA HAYD NOLOSHII REER GUURAAGA IYO DHIBAATOOYINKII AY KA DHAXASHAY
Labadii qormo ee hore waxaan kaga hadlay seddex ka mid ah caqabadihii ay haystay hooyooyinkii hore reer guuraaga ahaa, waxaanay kala ahaayeen qodobka koobaad oo ahaa daryeel la’aantii caafimaad ee haysatay hooyooyinkii reer gu...
Wednesday, March 14, 2018
-
Badbaadiyaha Qarankeena
Bulshada Somaliland waxaa soo food saara sida bulshooyinka kale ee dunida ku nool waqtiyo
badhaadhe iyo barwaaqo iyo waqtiyo adga oo ay jiraan Abaaro iyo duruufo dhaqaale oo kalaba.
Hadaba waxaa sanadkii hore guud ahaan dalka ka...
Wednesday, March 14, 2018
-
Joojinta Adeega Zaad Waxay Noqon Doontaa Ka Dar oo Dibi Dhal
Sida aynu ogsoonahay sanadadii ugu danabayey dhaqaalaha somaliland waxa uu ahaa mid aan
wanaasanayn kaasi oo sababay qiimo dhac balaadhan oo ku yimi shilinka somalilland. Qiimo
dhacan lacageed waxa u saamayn balaadhan ku yeeshay...
Wednesday, March 14, 2018
-
Suldaan Axmed Cali Muuse oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Guuleed Cagadable oo Hargeysa Ku Geeriyooday
suldaanka beelaha muuse abokor suldaan axmed cali muuse ayaa tacsi u diray Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Guuleed Cagadable oo maanta lagu caasay magaaladda hargeysa
suldaanku wuxuu ehelkii iyo qaraabadii uu ka ...
Wednesday, March 14, 2018
-
Caqabadaha horyaala dhamaanDugsiyada dawlada oo gaadhaya 1284 Dugsi .Qalinkii A/Rahman fidhinle UK
Guud ahaan dugsiyada Somaliland ee madaniga ah ama dowliga ah ayaa gaadhaya 1284 dugsi oo isugu jira Hoose/ Dhexe iyo Sare. Tirada guud ee ardayda wax ka barata dugsiyadaasi waa 400,000 arday. Tirada macalimiinta wax ka dhigta...
Thursday, March 8, 2018
-
Xoolaha Dayacan Dalkeena W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)
Waxa dalka Somaliland oo dhan iyo dhammaan soomaalida inteeda kale ay dhaqaale ahaan ku tiirsan yihiin xoolaha nool oo la’aan tood aanay soomaalidu waxaba ahateen,
hadaba iyada oo ay sida tahay ayaa Waxa suuqyada ma...
Thursday, March 8, 2018
-
HOOYADA SOOMAALIYEED IYO WAAYIHII REER GUURAAGA.
Kalintii ay hooyadu ku la hayd noloshii reer guuraaga iyo dhibaatooyinkii is huwanaa ee ay ka dhaxashay. Waa qormooyin ka kooban dhowr qaybood, oo aan doonayo in aan idinla wadaago.
Soomaalidu waxay ku abtirsataa nolos...
Thursday, March 8, 2018
-
Halgan-kii iyo Halgamaagii. Hal-adayga badnaa Muj.Col.C/raxmaan Maxamed Case iyo Maalmo Xusuus Mudan. W/Q. Mustafe Axmed Maxamed Geedi(Geedi Yare)
Maanta waxan jeclaystay inaan idinla wadaago mid kamid
ah.halgamayashii naftooda iyo wakhtigooda u huray Somaliland. Waa
Mujaahid. Kornayl.Cabdiraxmaan Maxamed Case. waa mid kamid ah
geesiyadii ay ku dhaadan jirtay jabhadii xaq...
Thursday, March 8, 2018
-
Prof.Cabdi Ismaciil Samatarow Xayawaankuba uu kala yaqaan xaafaduu yahaye e’ !! Maxaa Xiisahaaga Xamar ku xidhay? Dr.khadar-Libaaxley.
Prof.Cabdi Ismaciil Samatarow Xayawaankuba uu kala yaqaan xaafaduu yahaye e’ !! Maxaa Xiisahaaga Xamar ku xidhay? Dr.khadar-Libaaxley.
Prof. ...
Tuesday, March 6, 2018
« Previous Page — Next Page »