|
Maxa Cusub
-
mugdiga iyo Madmadowga ku gedaaman Heshiisyada DPW kuma xalaaloobayaan Somaliya ayaa inoo diidan!.qalinkii A/rahman Fidhinle
Shirkada DPWorld waxay Somaliland heshiish la gashay 9/5/2016 taa soo ilaa iyo maanta aan hawl muuqata oo la taaban karo ka qaban Dekedii Berbera oo ay sanad maamuleysay . Hadaba su’aasha qarnigu waxay tahay maxay shirkadu ka qa...
Friday, March 23, 2018
-
Gar-naqsiga Somaliland Ee Soomal-haadkii Soomaalinimo, Salka Wey Dhigtey SHantuse Isa Seeg. Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax. (Jeesto).
Xiligii jibada iyo muraaqoodkii walaaltinimada Ee 1960kii waxay umada reer Somaliland qaateen iney yagleelaan Umad Soomaaliyeed oo ka kooban Shan Soomaaliya kuna kala nool shan daw...
Monday, March 19, 2018
-
Imisa ayuu kaga kiraysnaa Garoonka Diyaaradaha ee Berbera Shirkada NASA ee Maraykanka sanadihii 1981-1991. Balse inagu maxaan ku kiraynaynaa.
Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Berbera oo mar ahaa garoonka ugu dheer dhinaca dhabaha ee qaarada Africa, welina ah mid balaciisa iyo dhererkiisuba naadir ku yahay Qaarada Africa, isga oo uu dhisay Midawgii Soofiyati sanadihii 1...
Monday, March 19, 2018
-
War Bixin Xiiso Badan Oo Ku Saabsan Haayada Shaqaale Dhimista Dalka Ee Ku Tilmaaman Haayada Shaqaalaha Dowlada. W/Q:Ugaas Cumar Jaamac Iidle
Sharmaake Axmed Muxumed Geelle waa shakhsi dhalinyaro ah isla markaasna wakhti xaadirka hogaanka u haya, haayada shaqaalaha dawlada, CIVIL SEVICE COMMISION’ isagoo nasiibku haleelsiiyay shaqadan xukuumadii Axmed Siilaanyo ...
Monday, March 19, 2018
-
Sanadkan Soomaaliland Muuqatay Ama Muquuratay W/Q: Mr. Hamse Bashe (Wiyeer-yare)
Hordhac: Qormadan halku dhigeedu yahay “Sanadkan Soomaaliland muuqatay ama muquuratay”, waxaan kaga hadli doonaa wajiyadda kala duwan ee Qarankan kusoo fool leh isla markaana aynu imaka arkayno saansaanta baaxaa-deg iyo hadal ...
Monday, March 19, 2018
-
Halista heshiiska Berbera halka inna seegay iyo sida looga hor tegi karo
Waxaa hubaala heshiiska dekeda barbera inuu yahay halis ummada soomaalida ah Land-teeda iyo Weyn-teedaba soo waajahday ,waxaan shaki ku jirin raadka ay ku yeelanayso hada iyo mustaqbalkaba madaxbanaanida qaran nimada iyo midnimada...
Thursday, March 15, 2018
-
“Baroortu Orgiga Ka Weyn” Maseerka Soomaaliya, Muraado Caalamiya, Iyo Somaliland Oo Ka Soo Mudh Tidhi Mandaqadii. Faalo:- Qalinka:C.S.F (Jeesto).
Jamhuuriyadii Somaliland waxay maanta heshay jaaniskii ugu muhiimsanaa waayo waxay ka mid noqotey Khilaafkii dunida hada ma,aha kii Mandaqada waxay si toosa uga diwaan-gashan tahay ...
Wednesday, March 14, 2018
-
Faaruqiinta Faysbuugga W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)
Sandadan dambe waxaa soo kordhay aalad casri ah oo bulshda
u sahlaysa in ay wada xidhiidhaan si dhib yar meelkasta oo ay
dunid ka joogaan aaladan oo ah shabakadda faysbuugga loo
yaqaan (facebook) ayaa waxa qabatimay soomaali ba...
Wednesday, March 14, 2018
-
Nin ku yidhi sinaan mayno adna diid sareyntiisa Q1 AAD Qalinkii Cabdi Caawiye
Waxaa hubaal iyo marag madoonto ah wixii wadankan kazoo dhacay ee dil lahaa, ee dumin
lahaa , ee awood ku muquunin lahaa, ee kufsi ahaa, ee tacadi lahaa, oo ay ragii gaystay maanta
nool yihiin una soo bu,ayaan JAMHUURIYADA BARAK...
Wednesday, March 14, 2018
-
MUCAARADKA, BAARLAMAANKA, XUKUUMADDA IYO SHACABKA SOMALILAND – ISKU-DUUBNI WAA INAY KU DAAFACAAN JIRITAANKOODA AY SOO WEERARTAY SOMALIA. (RASHEED ALI MEIGAG SAMATER)
WAXA HUBAAL AH IN MURANKA SIYAASADEED EE DHEXDEENNU UU QAYB
LIBAAX KA YAHAY GEFKA IYO GARDARROOYINKA KA SOO KORDHAYA
SOMALIA, KUWAASOO 27 SANNADOOD KA DIB, KU SOO DHIIRRADAY INAY
AMMARRO IYO SHARCIYO SOO SAARAAN LAGU MAAMULAYO
...
Wednesday, March 14, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|