|
Maxa Cusub
-
Sheeko Xariir. Qiso Dhab ..Qalinkii Prof. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa)
Wiil iyo aabbihii ayaa waxay ku wada noolayeen magaalo, xoolana waxay ka lahayeen hal dameer oo ay ku xamaalan jireen, oo intay xaabo kaymaha uga soo guraan ayay iibin jireen oo nolol maalmeed kooda ka raadsan jireen. Wiilku ma ah...
Tuesday, May 1, 2018
-
wargelin:Kulan lagga soo hor jeedo wareejinta dekada berbera oo lagu qaban doon gobalka Minnesota ee dalka maraykanka
Waxa lagu wargelinayaa bulshada reer Somaliland ee nool dalka maraykanka
gaara gobalka Minnesota iyo nawaaxigiisa inay ka soo qaybgalaan kulan mihiim ah
oo lagga soo horjeedo wareejinta dekada Berbera ee lagu wareejiyey dalalka
...
Wednesday, April 4, 2018
-
Hargeysa Caasimaddii Dusha Ka Miinaysnayd!!! W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer yare)
Hargeysa waa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo dhacada bariga qaarada madow ee afrika, caasimadani waxay soo martay xaaladdo iyo isbedelo badan, waxay kasoo gudubtay burbur iyo dhaqaallo xumo ay sababeen dagaaladii dib u xor...
Wednesday, April 4, 2018
-
Sheerarka DPW iyo Ethiopia oo isku ah 70% Waxay Shiiqinayaan Somaliland oo aan weli la ictiraafin. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Abdirahman Mohamoud <[email protected]>
AttachmentsMar 26 (5 days ago)
to news, contact, Mohamed, me, Baarcad, waaheen001, webmaster, Mustafe, webmaster, webmaster, Tafaftiraha, Mustafa, editor, editor, Togga, foore201...
Friday, March 30, 2018
-
SHAQAALAHA ICAO EE SAWAAXILIGA AH EE YIMAADA TOWERKA HARGEYSA OO AY CADAATAY INAY FIDIYAAN DIINTA KIRISTANKA.
Aniga oo ah muwaadin reer Somaliland ah kana mid noqday shaqaalaha madaarka Hargeysa sanadii 2012 ilaa hadana ka shaqeeya doonayna inaan halakan magacayga ku sheego waxaan halkan kusoo gudbinayaa dhacdo ka dhacday madaarka Hargeys...
Friday, March 30, 2018
-
SOMALILAND MAXAA DAN UGU JIRA. SHIRKADA DP WORLD IYO SALDHIGA MILATERI EE BERBERA LAGA YAGLEELAAYO?
Anigoo magacaygu yahay Mohamed Ismail Hussein, (Amb. Balishire) ahna wakiilkii hore ee Somaliland ee dalweynaha Australia. Waxaan ugu horeyn halkan aan maanta ka salaamayaa dhamaanba shacabka reer Somaliland dal iyo dibadba. Waxaa...
Friday, March 30, 2018
-
Gari Allay Taqaan”Gabayga Lagu Af-lagadeeyay Hablaha Ciidogale Iyo Dooda Wasiir Guri Barwaaqo iyo Macalin Bedel
Maalmahan waxa warbaahinta iyo baraha bulshada ka dhex muuqday,gabay
ku qoran buuga uu qorey wasiir Guribarwaaqo sanadkii 2012-kii,
Tuducyada gabayga waa sidan.
"Hablaha Ciidogale sow waxaan soo hubsaday maaha'
Sow waxaan ...
Friday, March 23, 2018
-
Somaliland Waxay Dunida Ka Ciyaartey Doorkii Ay Soomaaliya Gabtey. Qalinka: C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
Dawdalada curdinka ah ama Iftiinka Geeska-afrika ka dhex widh-widhaya ee Somaliland ayaa waxay hore u qaadey talaabooyin muhiima kuwaasi oo ku aadan dhinacyada Xidhiidhka Caalamiga ...
Friday, March 23, 2018
-
Xooladhaqatada Deegaanada Somaliland Dawooyin Tayo Leh Ma u Helaan Xoolahooda Marka Xanuuun ama Daryeel la’aan soo foodsarto?
Dadka reer Somaliland ee xooladhaqatada ah noloshooduna si toosa ugu tiirsantahay
Manafacaadka xoolaha ay dhaqdaan kana helaan mahelaan daawooyin tayo fiican leh
marka xoolohooda ay soo foodsaarto xanuun ama daryeel xomu?
su aa...
Friday, March 23, 2018
-
Dhawra bilicda wadankeena W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)
Waxa aad la yaabaysa marka aad bulshadeena barbar dhigto
bulshooynka lamidka ah ama wadamada inala midka ah bulshooynka ku
dhaqan sida ay u dhawrtaan bilicda dalalkooda iyo sida ay kuweenu u
dayacaan dalkooda waxa kuu cadynaysa...
Friday, March 23, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|