|
Maxa Cusub
-
Muuse Biixi oo Cadaawad Gaar ah Ku Badhtilmaameedsanaya Mid Kamida Beelihii Reer Hargeya ee ay Beeshiisa Colaadu Dhex Martay 1967 “Qalinkii Yaasiin Maxamed Warsame”
kornayl muuse biixi oo lagu yaqaano hurinta iyo colaadaha sokeeye ee shacabka somaliland ayaa badhtilmaameedsanaya mid kamida beelaha waawayn ee reer hargeysa taas oo ay colaad gaamurtay isaga iyo beeshiisa dhex martay sanadkii 19...
Monday, May 14, 2018
-
DEELQAAFKII SOMALILAND IYO KU QOSOLKII MORGAN KUULAHA UU ISKU TAXAY!!!
May, 2 2018 (BRA-Hargeysa)-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa waxa ay shan sanno xadhig ah ku xukuntay Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah madax-dhaqameedka Somaliland.
Waxaan si aada u baadhey waxa shan sano loogu...
Friday, May 11, 2018
-
Hambalyo Meher Wacan:- Boqor (Ismaaciil Saleebaan Muumin , “Ismail Heego”) Iyo Boqorada ( Iftin Ramadaan Geesoole) Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Diri-dhaba.
1: Subeer Sheekh Yuusuf Cumar (Jiilaani).
2: Dibloomaasi C/raxmaan Sayid Faarax (Jeesto).
3: SHarmaarke Saleebaan Faarax (Ilka-dahable).
4: Eng: Cabdi C/laahi Yoonis.
5: Mawlii...
Friday, May 11, 2018
-
Nabad Baa Naas La nuugo Leh “Baaq Nabadeed”
Nabad Baa Naas La nuugo Leh
Waa walaalo
waa ilmaader
waa tol
waaa inan iyo aabbihii ama inan iyo abtigii, “waxaa lagu noolyahay nabada balse nabadu inaguma noola” wax inaga wada dhexeeya oo lagu wada mabsuudo waxaa u w...
Friday, May 11, 2018
-
Maxaa sabab u ah in Ex.Wasiir Cali Mareexaan uu isu rogo Mucaarad Iyo Sababta Dhaliilaha Maayar Muraad Ka Danbaysa.
Ex Wasiirkii Hawlaha Guud Mudane Cali Xasan (Cali marexaan) oo ahaa wasiiradii xukuumadda Siilaanyo ayaa dib u noqday mucaarad ka dhan ah dawladda Madaxweyne Biixi oo ay muxaafad iyo isku siyaasad ahayeen .Ex Wasiir Cali Xasan (...
Friday, May 11, 2018
-
Sheeko Xariir. Qiso Dhab ..Qalinkii Prof. Mohamed Ahmed Farah (Jaafaa)
Wiil iyo aabbihii ayaa waxay ku wada noolayeen magaalo, xoolana waxay ka lahayeen hal dameer oo ay ku xamaalan jireen, oo intay xaabo kaymaha uga soo guraan ayay iibin jireen oo nolol maalmeed kooda ka raadsan jireen. Wiilku ma ah...
Tuesday, May 1, 2018
-
wargelin:Kulan lagga soo hor jeedo wareejinta dekada berbera oo lagu qaban doon gobalka Minnesota ee dalka maraykanka
Waxa lagu wargelinayaa bulshada reer Somaliland ee nool dalka maraykanka
gaara gobalka Minnesota iyo nawaaxigiisa inay ka soo qaybgalaan kulan mihiim ah
oo lagga soo horjeedo wareejinta dekada Berbera ee lagu wareejiyey dalalka
...
Wednesday, April 4, 2018
-
Hargeysa Caasimaddii Dusha Ka Miinaysnayd!!! W/q: Mr.Hamse Bashe (Wiyeer yare)
Hargeysa waa caasimadda Jamhuuriyadda Somaliland, oo dhacada bariga qaarada madow ee afrika, caasimadani waxay soo martay xaaladdo iyo isbedelo badan, waxay kasoo gudubtay burbur iyo dhaqaallo xumo ay sababeen dagaaladii dib u xor...
Wednesday, April 4, 2018
-
Sheerarka DPW iyo Ethiopia oo isku ah 70% Waxay Shiiqinayaan Somaliland oo aan weli la ictiraafin. qalinkii A/rahman fidhinle UK
Abdirahman Mohamoud <[email protected]>
AttachmentsMar 26 (5 days ago)
to news, contact, Mohamed, me, Baarcad, waaheen001, webmaster, Mustafe, webmaster, webmaster, Tafaftiraha, Mustafa, editor, editor, Togga, foore201...
Friday, March 30, 2018
-
SHAQAALAHA ICAO EE SAWAAXILIGA AH EE YIMAADA TOWERKA HARGEYSA OO AY CADAATAY INAY FIDIYAAN DIINTA KIRISTANKA.
Aniga oo ah muwaadin reer Somaliland ah kana mid noqday shaqaalaha madaarka Hargeysa sanadii 2012 ilaa hadana ka shaqeeya doonayna inaan halakan magacayga ku sheego waxaan halkan kusoo gudbinayaa dhacdo ka dhacday madaarka Hargeys...
Friday, March 30, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|