|
Maxa Cusub
-
Ma Qabyaalad-Baa Mise Qaran-Nimo
Ma qabyaalad-baa mise qaran-nimo
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay
Ma daawanaysay sidii aan hore cid loogu soo dhoweyn
Magaalada gebiilay ee muusa fariid loogu soo dhoweeyay
...
Saturday, August 11, 2018
-
Madaxweyne Wax Badso Wax Beel Bay Leedahay.Qarankani Uma Baahna Sawir La Iskaga Soo Qaado Nin Cadaan Ah Oo Gidaar Taagan. –
Mudane Madaxweyne. Jamhuuriyadda Somaliland Waxay U Baahan Tahay Dad Aqoon U Leh Xidhiidhka Doblumaasiyadeed Ee Caalamka,Waayo Aragna U Ah,Sida Dunida Wax Loola Wadaagayo,Qaddiyadda Somaliland Ee Ictiraaf Raadinta,Iyo Danaha Horum...
Saturday, August 11, 2018
-
Somaliland Sinaba Ugama Badbaadi Karto Isbedel Ka Geeska Afrika Ka Socda Balse Waa Inay Itaalkeeda La Jaan Qaadaa.
Marka hore waa inaynu is weydiinnaa isbedel ka geeska Afrika ka socdaa waa maxay, yaa wada, goormuu bilawday, goormuu dhammaan ayaa, muxuu ka koobanyey, (challenges) ka hor iman ayaa waa ku wee iyo wax yaal a kaloo badan. Waxaa Ig...
Saturday, August 11, 2018
-
MAANSO:-DIGO-ROGASHO-Abwaan: Mukhtaar Xasan Diiriye
Gabaygan waxaan curiyey anigoo ah Mukhtaar Xasan Diiriye, ahna Musharax u taagan Doorashada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa 2019, Habeenkii ugu horaysay ee aan shaaciyey innaan ahay Musharax Muddo haatan laga joogo 8 Billoo...
Saturday, August 11, 2018
-
Maayarka Caasimadu Ha Iscasilo. WQ: Dr Buux: Ibraahin Aadan –
waxa aan marna la hilmaami karayn wadooyinka xidhan ee caasimada qashinka buux dhaafiyey wadooyinka burburay waqtiga xili roobaadka iyo foolxumada ku gadaaman quruxdii ay lahayd caasimada hargeisa waxa u fiic...
Wednesday, August 1, 2018
-
Jidka Rajada
...
Monday, July 30, 2018
-
Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kala Jabiyey Cuqaasha Baaha Samaroon Ee Gobolka Gabiley
Beelaha baaha samaroon ee degen gobolka gabiley waxay ahaayeen dad midaysan oo isku duuban si isku midan wax u qaybsada mudo badana halkaa wada deganaa taariikh soo jireena lahaa oo deeganada gabilay iyo qayba kamida gob...
Sunday, July 15, 2018
-
Moyarka caasimada hargeisa oo ku fashilmay qorshaha nadaafada caasimada iyo shirkadaha oo kula jira dawlada hoose heshiis qarsoodi ah
Moyarka caasimada hargeisa oo ku fashilmay qorshaha nadaafada caasimada iyo shirkadaha oo kula jira dawlada hoose heshiis qarsoodi ah
u dhaafay boqolaal caruura kuwaas oo kasoo jeeda qoysaska ag degan deeganka agagaarka ...
Saturday, July 14, 2018
-
Muxuu Daarnaa Kulankii Magaaladda Adis-ababa Ku Dhex Maray Wasiiradda Arrimaha Dibadda SOmaliland Iyo Ethiopia
Wasaarada arimaha dibada somaliland ayaa faah faahin ka bixisay kulan Addis Ababa ku dhex maray wasiirka arimaha dibada somaliland Dr. Sacad Cali Shire iyo dhigiisa dalka Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu.
Warsaxaafadeed ka soo...
Thursday, July 12, 2018
-
Shirka Garxajis Wuxuu Ku Soo Beegmay Goor Somaliland Aanay Garxajis ka Maarmin
XUKUUMADDII uu Madaxweyne SIILAANYO ka XANUUNSADAY xiligeedii Somaliland way ayaan darayd oo waxay ku soo dhamaysatay HANTI guud boob, Musuqmqasaq, talo aruur iyo habreed iyo qabyaalad hanti boobka loogu gabanayey. AWR HEERYADIISA...
Friday, June 29, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|