Ma Qabyaalad-Baa Mise Qaran-Nimo
August 11, 2018 - Written by admin
Ma qabyaalad-baa mise qaran-nimo
Keene iyo kordhiye.
Keene. Waaryaa kordhiye saaxiib waxa aan ku weydiiyay
Ma daawanaysay sidii aan hore cid loogu soo dhoweyn
Magaalada gebiilay ee muusa fariid loogu soo dhoweeyay
justify;”> Saaxiib ma qabyaalad bay ahayd mise qaran-nimo
Kordhiye.saaxiib mar haddii sidaa aad sheegtay aan hore
cid loogu soo dhoweyn waxaynu odhan karraa waa qabyaalad
waana u gun-nimo.
Sida dhaqanku yahay madaxda kuu timaada waxa si aad uqurux
Badan loo soo dhoweeyaa ka aan ka soo jeedin degaan kaaga
Waxa kaloo aynu odhan karraa waa gartood mar haddii xoolihii
Qaranka iyagoo qudha looga faaiidee-yay.
Waase wax agoon laga xaday oo lagama faaiidi doono.
Ka qaatay iyo ka siiyay labadaba UF dheh.
Guuleed liibaan [email protected]
Like this:
Like Loading...
COMMENTS