|
Maxa Cusub
-
Warsaafadeed Soo Ka Baxay Odayaasha Musdambeedka Jaaliyadaha Reer Somaliland Ee Deggen, Carriga Ingiriiska
Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah barakatuh
warsaafadeed soo ka baxay odayaasha musdambeedka jaaliyadaha reer Somaliland ...
Thursday, September 6, 2018
-
Marxuum Cigaal Isagoon Aqal Ka Qaadan Ayyu Hoydey Rayaalena Bqolkiiba Sodon ayu Fasaxey Siilaanyo Bqolkiiba 75 Ayuu Iska Hagaajiyey Muusena Ma Intii Hadheybuu Qiyaasanayaa –
Mawduucaygan Waxaan kaga hadlayaa Tirakoobka Hantida Dawllada ee Xiligan uu Bilaabay Madaxweyne Biixi Waxaan arkayey dad badan oo hadalhaya oo Qof Waliba Dareen Gooniya ka qaatey, oo ay Siyaabo kala Duduwan usii kala tasfiirayaan ...
Thursday, September 6, 2018
-
Shirkada DPWorld oo kala fadishay shaqaalahii muwaadiniinta ahaa iyo shaqaalihii Ajaanibka ahaa ee ay Dekada keensatay.
Shaqaalaha Dekedu waxay xaq u leeyihiin in ay u doodaan xuquuqdooda iyo danahooda u gaar ka ah iyaga oo ku doodaaya mar walba in ay la xuquuq noqdaan shaqaalaha ajaanibka ah ee 42 ah ee shirkada DPW Dekeda Berbera uga hawlgala. Sh...
Thursday, September 6, 2018
-
Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Qoyska Reer Rooble Jaamac Geerida Naxdinta Leh ee Ku Timi Cali Rooble Jaamac
Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Qoyska Reer Rooble Jaamac Geerida Naxdinta Leh ee Ku Timi Cali Rooble Jaamac oo Habeenkii Xalay Ku Geeriyooday Cisbitaalka Guud ee Hargeysa Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Masalaha ee Hargeysa waxaanu ...
Monday, September 3, 2018
-
DAAWO: Hooyo Somaaliyeed Oo Naafo Ah Oo Fariin Udirsatay Muslimiinta
Fadlan soo caawiyo Maamo Yurub Maxamed Ismaaciil oo ah hooyo Naafo ah.
Hooyo Yurub waxay degatahay Magaalada Hargaysa, waxaana dhawaan loo iibiyay gaadhi kuwa curyaamiintu ku socdaan, balse gaadhigii ayaa waxaa ku timid cilad a...
Saturday, September 1, 2018
-
Biyo Yaraanta & Beeraha Qalinkii Abdirashid Mohamed Jama Belel
Beeruhu waxay u baahan yihiin biyo aad u fara badan si loo soosaaro cuntadii la cuni lahaa. Waddamada ay cimiladoodu kulushahay isla markaana ay kordheyso baahidooda cunno kuna yaala Afrika, Bariga Dhexe, Aasiya iyo Latin Ameeriko...
Saturday, September 1, 2018
-
Qalinjabinta Ardaydu Ma Qorshe La’aanbaa Sanad Walba Lagu Qaabila
Madaxweyne Ardayga Jaamacada Ka Qalin Jabiyay Aad Hirdanka Siyaasada Geeska Afrika Ku Sabaalaynso Miyaan Qorshe Uu Ku Hirto Iyo Himilo Fiican Oo Aad U Hilaadisay Midna Jirin ?
Ardayga jaamada ka qalin jabiyay ee intaas oo sano ...
Saturday, September 1, 2018
-
Taariikhda Musuqa Somaliland
28/8/018
Taariikhda musuqa ee dal kasta oo caalmka ka tirsan ,waa mid daakhaliya (local) ah iyo mid caalamiya .( international)l .badanaana musuqa gudaha waxaa lagu eedeeyaa ,shirkada gaarrka looleeyahay ,hayadaha maaliya...
Tuesday, August 28, 2018
-
Xukuumaddu Deg-Degga Ay Uga Jawaabto Hadalka Lagu Duro Si La Mid Ah,Ha Uga Jawaabto Dhibaatada Muwaadinka Dalkiisa Wax Gashaday.
Waxaynu Ka War Qabnaa In Wasiirkii Hore Ee Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulsha Mudane Cali Sandulle Uu Xanuunka Faaligu Haleelay Xaaladiisuna Haatan Adag Tahay,Waa Maalin Jimce Ah Iyo Ayaamahii Khayrka Badnaa Ee Ciidda Carafa,Wax...
Sunday, August 26, 2018
-
Hargeysi Way Isku Habsaante, Halkay Gaadhi Karta, Higsigeedii Lagabaydhyoo, Habeen Bay Godaysaaye –
BISMILAAHI ALRAXMAAN ALRAXIIM.(S.C.W.R.W.B.)
Salaan khaas ahna bahda Baligubadlemedia iyo akhristayaashooda
HARGEYSI WAY ISKU HABSAANTE,HALKAY GAADHI KARTA,
HIGSIGEEDII LAGA BAYDHYOO,HABEEN BAY GODAYSAAYE,
HAATAN WAABA K...
Saturday, August 11, 2018
« Previous Page — Next Page »
|
|