BALIGUBADLE MEDIA
Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Qoyska Reer Rooble Jaamac Geerida Naxdinta Leh ee Ku Timi Cali Rooble Jaamac
September 3, 2018 - Written by admin

Tacsi Tiiraanyo Leh oo Ku Socota Qoyska Reer Rooble Jaamac Geerida Naxdinta Leh ee Ku Timi Cali Rooble Jaamac oo Habeenkii Xalay Ku Geeriyooday Cisbitaalka Guud ee Hargeysa Maanta Lagu Aasay Xabaalaha Masalaha ee Hargeysa waxaanu si gaara tacsidan ugu diraynaa madaxa baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble Iyo Ehelkii iyo Qaraabadii uu Ka Baxay oo Aanu Leenahay Samir Iyo Iimaan Alle Ha Idinka Siiyo Naxariistii Jannana Alle Haka Waraabiyo Aamiin
tacsi weyee.jpg

Inaalilaahu Wa Inaa ILayhi Raajicuun

COMMENTS