-
Dhib Nin Dhagxeeyey Iyo Nin Udhoolacadeeyay Midkee Isu Dhiibay.
Waxaa layidhi laba wiil ayaa qol wada seexday laba nin ooTuug ah ayaa usoo galay. Labadii wiil midbaa hor arkay waxaanu ku yidhi aniga inabad galiya oo gurigi waakaa.!!
Wiilkii kale ayaa booday oo tuugtii la dagaalamay xoogaa kad...
Saturday, September 29, 2018
-
Wasaarada caafimaadka jsl iyo wasaarada warfaafinta dalku waa in ay joojiyaan
Dalkii hore ee somalia ganacsiga dalku waxa uu ahaa ganacsi heshiis laba dawladood oo la hubo tayada badeecadahas halka caanahu ay ahaayen 3 nooc anchor milk coasta nido bariisku loan iyo basarce etc halka maanta
Xa...
Friday, September 21, 2018
-
Daayeer Xaraar Adag Haystaa Madhaco.
Maahmaah baa tidhaahda Ama Buur Ahaw Ama Buur ku tiirsanow.
Maayarow Hayska Buuqaane cidina waxba kaa qaadimayso Oo xaraar Adag baad haysataaye Shaqadaadaa wado, lakiin wixii dhaliila ee aadleeday Aqbal oo iska hagaaji wi...
Monday, September 17, 2018
-
Naas Nuujinta Ayaa Ka Caafimaad Badan In Ilmaha La Siiyo Caano Aan Lahubin Tayadooda
Wasaarada caafimaadka jsl iyo wasaarada warfaafinta dalku waa in ay joojiyaan
Xayaysiiska caanaha samayska ah oo aan loo baahnayn in la dhiiri galiyo idaacadaha dalka halka caafimaad ahaan ay ka haboontahay in la dhii...
Monday, September 17, 2018
-
Somaliland Sideedii Sano Ee U Dambeeyey Waxaa Shaashadda La Isla Horfadhiyaa Wax Weyn Baa Qaldan –
Haddaad shaashadda iyo midea ha dib u milicsato dadyawga Allah ku abuuray Dalka Somaliland 8dii sano ee u dambeeyey dildilaac weyn ayaa ka muuqda wadaninimadooda(Nationhood), (tri behood) koodana waxaa ku suntan oo si weyn uga muu...
Monday, September 10, 2018
-
9 Calaamadood Oo Muujinaya In Protein Ku Kugu Yar Yahay –
Protein ku waa seeska noloshaada (Building blocks). Waa waxa ay ka sameesan yihiin Muruqyadaadu. Cunto kama muhiimsana protein ka.
Run ahaantii Protein ku waa shiidaalka dhaqaajiya kuna taageera jidhkaaga dhisida Nudayaal caafi...
Friday, September 7, 2018
-
Burcooy Shoow Ma Quusatid….W/Q Ciise Shiine Xaashi
Madaxweyne Muuse Biixi waxa hore looga hayey Huuno Huuno Dooratey. Calashaan Deegaanada Galbeedka in laga doortey oo uu u maqan yahay ayuu sheegay. Muuse Biixi Dadka qaar waxay u doorteen inuu Noqdo Madaxweyne Qaarkale oo u dhoow ...
Friday, September 7, 2018
-
Isbadalka ka Dhacay Ethiopia ee saameeyey Siyaasaddii Geeska Afrika waxay fursad u noqotay sidii Dawladda Faderalka Soomaaliya u ciyaarilahayd doorkeeda dawladnimo…W/Q Axmed Ibraahin Faarax Doodi
Isbadalka ka Dhacay Ethiopia ee saameeyey Siyaasaddii Geeska Afrika waxay fursad u noqotay sidii Dawladda Faderalka Soomaaliya u ciyaarilahayd doorkeeda dawladnimo iyada oo ay yaraatay macaamilkii Dawlad-goboleedyada ku bahoobay F...
Friday, September 7, 2018
-
Caare Haduu heli lahaa Mucaarad Abaabulan oo Codkiisu dheer yahay Cidlo Qori ulama bexeene Cadaalada uu Tabayo …W/Q Maxamed Abiib – Caare Haduu heli lahaa Mucaarad
Caare Haduu heli lahaa Mucaarad Abaabulan oo Codkiisu dheer yahay Cidlo Qori ulama bexeene Cadaalada uu Tabayo wuxuu ku gaadhi lahaa Carradiisa iyo Carabkiisa!!
Maxaa yeelay mar hadaan qaadanay inaan kursiga ku kala helno Tarta...
Friday, September 7, 2018
-
Somaliland Waxay Dadkii Ka Dhigtay Muwaadinka Koowaad Iyo Ka Labaad . Q.Saddexaad(3)
Sinaan la’aanta.
Dhamaan akhiyaarta sharafta leh sidaad la socoteen maqaaladii horee wali waxaynu dhex mushaaxaynaa sinaan la’aanta ka jirta Soomaaliland.
Marka la yahay dowlada lana rabo in la kasbado umadda waxaa waajib ku...
Thursday, September 6, 2018
« Previous Page — Next Page »