Maxa Cusub
  • Murugo Dulmi Iyo Dhacdo Xun Oo Ka Dhacdey Muqdisho!
    Waxaa aad uga Xumahay in qof Somali ah oo aan wax dambiya gelin la qabadsiiyo dab ka dib markii inan uu adeer u yahay gabadh Somaliyeed ah oo diin,dhaqan,jaar,xaafad,magaalo iyo wadanba ay wadaagaan uu guursadey. Arintaasi wa...
    Sunday, September 30, 2018
  • Dhaqanka Guurka Soomaalida –
    Run ahaantii guurku waa dhaqan soo jireen ah oo ay wadaagaan dhammaan ummadaha ku nool kawnkan ballaadhan eee aynu ku nool nahay. Bulsho kastaana waxaa ay leedahay habdhaqan iyo caadooyin u gaar ah oo ku slaysan dhaqankooda, diint...
    Sunday, September 30, 2018
  • Madaxweyne Muuse Biixi Sanaag Howsoo Dirin Saqiirka Af-Hayeenka Kuu Ah
    ku; madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ujeedo Mudane Madaxweyne Sanaag waa Gobol Baaxadweyn oo dadka ku nool ay yihiin dad ilbaxa waxaan madaxweyne kula socodsiineynaa inaan sanaag ka mud-nayn inaad usoo dirto caruuro- uu hormuud...
    Saturday, September 29, 2018
  • Dhib Nin Dhagxeeyey Iyo Nin Udhoolacadeeyay Midkee Isu Dhiibay.
    Waxaa layidhi laba wiil ayaa qol wada seexday laba nin ooTuug ah ayaa usoo galay. Labadii wiil midbaa hor arkay waxaanu ku yidhi aniga inabad galiya oo gurigi waakaa.!! Wiilkii kale ayaa booday oo tuugtii la dagaalamay xoogaa kad...
    Saturday, September 29, 2018
  • Wasaarada caafimaadka jsl iyo wasaarada warfaafinta dalku waa in ay joojiyaan
    Dalkii hore ee somalia ganacsiga dalku waxa uu ahaa ganacsi  heshiis laba dawladood oo la hubo tayada badeecadahas  halka caanahu ay ahaayen 3 nooc anchor milk  coasta  nido  bariisku loan iyo basarce etc halka maanta Xa...
    Friday, September 21, 2018
  • Daayeer Xaraar Adag Haystaa Madhaco.
    Maahmaah baa tidhaahda  Ama Buur Ahaw Ama Buur ku tiirsanow. Maayarow Hayska Buuqaane cidina waxba kaa qaadimayso Oo xaraar Adag baad haysataaye Shaqadaadaa wado, lakiin wixii dhaliila ee aadleeday Aqbal oo iska hagaaji wi...
    Monday, September 17, 2018
  • Naas Nuujinta Ayaa Ka Caafimaad Badan In Ilmaha La Siiyo Caano Aan Lahubin Tayadooda
    Wasaarada caafimaadka jsl iyo wasaarada warfaafinta dalku waa in ay joojiyaan Xayaysiiska  caanaha samayska ah  oo aan loo baahnayn in la dhiiri galiyo  idaacadaha dalka  halka caafimaad ahaan ay ka  haboontahay in la dhii...
    Monday, September 17, 2018
  • Somaliland Sideedii Sano Ee U Dambeeyey Waxaa Shaashadda La Isla Horfadhiyaa Wax Weyn Baa Qaldan –
    Haddaad shaashadda iyo midea ha dib u milicsato dadyawga Allah ku abuuray Dalka Somaliland 8dii sano ee u dambeeyey dildilaac weyn ayaa ka muuqda wadaninimadooda(Nationhood), (tri behood) koodana waxaa ku suntan oo si weyn uga muu...
    Monday, September 10, 2018
  • 9 Calaamadood Oo Muujinaya In Protein Ku Kugu Yar Yahay –
    Protein ku waa seeska noloshaada (Building blocks). Waa waxa ay ka sameesan yihiin Muruqyadaadu. Cunto kama muhiimsana protein ka. Run ahaantii Protein ku waa shiidaalka dhaqaajiya kuna taageera jidhkaaga dhisida Nudayaal caafi...
    Friday, September 7, 2018
  • Burcooy Shoow Ma Quusatid….W/Q Ciise Shiine Xaashi
    Madaxweyne Muuse Biixi waxa hore looga hayey Huuno Huuno Dooratey. Calashaan Deegaanada Galbeedka in laga doortey oo uu u maqan yahay ayuu sheegay. Muuse Biixi Dadka qaar waxay u doorteen inuu Noqdo Madaxweyne Qaarkale oo u dhoow ...
    Friday, September 7, 2018

« Previous PageNext Page »