BALIGUBADLE MEDIA
Madaxweyne Muuse Biixi Sanaag Howsoo Dirin Saqiirka Af-Hayeenka Kuu Ah
September 29, 2018 - Written by admin

ku; madaxweyne Muuse Biixi Cabdi

saqiirka afayeenka

ujeedo Mudane Madaxweyne Sanaag waa Gobol Baaxadweyn oo dadka ku nool ay yihiin dad ilbaxa waxaan madaxweyne kula socodsiineynaa inaan sanaag ka mud-nayn inaad usoo dirto caruuro- uu hormuud u yahay Maxamuud W. Jaamac oo ah Af-hayeenka Xafiiskaga (xaasha nin libin ka xistiyey xumahi waa yaabe Madaxweyne muuse sanaag u maqalanto inaad caruuro ku saaqiday waxbarashadoodi hore aad maanta wafti ahaan ugu soo dirtid sanaag sanaag waxay ka mudantahay wasiiro miisan culus inaad usoo dirtid sida wasiirka Gobolka Boos Mire iyo Xasan gaafadhi oo ah dad miisan culus ku leh gobolka

dr Musafe Abdi Jama

[email protected]

COMMENTS