BALIGUBADLE MEDIA
Dhib Nin Dhagxeeyey Iyo Nin Udhoolacadeeyay Midkee Isu Dhiibay.
September 29, 2018 - Written by admin

Waxaa layidhi laba wiil ayaa qol wada seexday laba nin ooTuug ah ayaa usoo galay. Labadii wiil midbaa hor arkay waxaanu ku yidhi aniga inabad galiya oo gurigi waakaa.!!
Wiilkii kale ayaa booday oo tuugtii la dagaalamay xoogaa kadibna dibada ugabaxay iyagoo halis galiyay.
Wiilkii iska nabay ee usaamaxay inay guriga iska bataashaan ayay garaceen oo ay bakhtiga ka dhigeen.

Wuxuuna ku tiraabay weedhan “dhib nin dhegxeeyay iyo kii udhoolacadeeyay midkee isu dhiibay”. waxaan uga jeeda aqalka golaha wakiladu waxay isu dhibeen xeer shisheeye ama dhaqan ahaan aynaa waxba wadaagin .

Bal hada eeg Xeerkan Kufsiga lagu sheegay ee Dusha ka xawaash hoosta

ka qushaashka ah , ee Bulshadii Somaliland ka qaylisay ee baaralamaankina inagu soo duduucayaan . Waana sida ninkaa tuuga isu dhiibay Baaralamanku somaliland.
By . A.Rashiid Aw muse Adan

[email protected]

COMMENTS