BALIGUBADLE MEDIA
DAAWO: Hooyo Somaaliyeed Oo Naafo Ah Oo Fariin Udirsatay Muslimiinta
September 1, 2018 - Written by admin

Fadlan soo caawiyo Maamo Yurub Maxamed Ismaaciil oo ah hooyo Naafo ah.

Hooyo Yurub waxay degatahay Magaalada Hargaysa, waxaana dhawaan loo iibiyay gaadhi kuwa curyaamiintu ku socdaan, balse gaadhigii ayaa waxaa ku timid cilad ay awoodi wayday lacag ay ku samaysato.

Sidaa daraadeed waxay dadka muslimiinta ah meel kastooy joogaan ka codsanaysaa inay soo caawiyaan,    252 63 4713114 waa lambarka Hooyo Yurub, waxaanu leeyahay Zaad uu magaceedi ku qoranyahay.

COMMENTS