BALIGUBADLE MEDIA
Hambalyo Meher Wacan:- Boqor (Ismaaciil Saleebaan Muumin , “Ismail Heego”) Iyo Boqorada ( Iftin Ramadaan Geesoole) Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Diri-dhaba.
May 11, 2018 - Written by admin

1:  Subeer   Sheekh  Yuusuf  Cumar  (Jiilaani).

2:  Dibloomaasi  C/raxmaan   Sayid  Faarax  (Jeesto).

3:  SHarmaarke  Saleebaan  Faarax  (Ilka-dahable).

4:  Eng:  Cabdi  C/laahi   Yoonis.

5: Mawliid  Cali  Xasan  (Balo-balo).

6:  Maxamed  Mustafe  Cabdi  (Khadiir).

7: Mawliid  Muxumed  C/laahi  (Afey).

8:  Maxamed  Cali  Maxamuud  (Qaldaan).

9:  Xasan   Cismaan   C/laahi  (Cumaani).

10: C/raxmaan   Aadan  Faarax.

11:  Axmed  Aadan  Faarax

13:  Maxamuud  Jaamac  Caafi

14:  Axmed   Xuseen  Deeqsi

15:  Mawliid  Cabdi  Cilmi.

hambalyo aroos

DHamaan  bar-baartan ,  Hal-doorkan,  Miidan,  Dhalinyaradani  ku  dhaqan  magaalada  Gabiley  waxay  Bogaadin,  Duco,  Iyo  Hambalyoba  isugu  dareen  Meherka  walaalkood  (Ismaaciil   Saleebaan  Muumin)  Iyo  Marwadiisa  (Iftin  Ramadaan  Geesoole),  oo  uu  shaley   meherkoodu  ka  qabsoomey  magaalada  Diri-dhaba,  Waxaaney  ilaahey  uga  baryeen  inuu  kala  siiyo  awlaad-khayr  qabta  oo  ay  noloshoodana  ku  qaataan  Badhaadhe,  Bash-bash,  Farxad  iyo  Naalood  abidkood.  Aamiiiiiiiiin,   Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin,  Aamiiiiiiiiiiiiin.

COMMENTS