BALIGUBADLE MEDIA
Xooladhaqatada Deegaanada Somaliland Dawooyin Tayo Leh Ma u Helaan Xoolahooda Marka Xanuuun ama Daryeel la’aan soo foodsarto?
March 23, 2018 - Written by admin

Dadka reer Somaliland ee xooladhaqatada ah noloshooduna si toosa ugu tiirsantahay
Manafacaadka xoolaha ay dhaqdaan kana helaan mahelaan daawooyin tayo fiican leh
marka xoolohooda ay soo foodsaarto xanuun ama daryeel xomu?
su aashaas ayaynu jawaabteena xoogaa yara falanqayn doonaa
Wadanku wuu isku xidhanyay sida daawooyink laxidhiidha bila aadmka xanuunadooda loo
dhaliilo ayay kuwana la meeqaam ahaan karaan
Doowooyink bila aadamku waxay noqdeen marka dhinac laga eego ganacsi waxaanaad ka
dareemi kartaa meherada loo furtay ama Pharmasi hanoqoto ama goob kale oo adeeg
ganaci daawayneeed hanoqdaane
Sikastooy ay ahaataba adeegyada caafimadka daku waa private aydadgaari maamushaan
dawadiisa taasoo ay adagtahay si loomaamula marka la eego maamulkeena
Hadaba hadaynu kusoo laabano bulshadeena xoola dhaqatada ah waa kuwa wadanka ugu
Saboolsan iyagoo duunyadoodu tahay lafdhabarteena dhaqale ee dalkeena hadaba
bulshadan halkee ayay kahelaan daawo tayo leh?
Daawooyinka xooluhu maaha gaar suuqa sitoosa badanaa looga helo taasooo ay sababtay
wasarada xanaanada xoolaha uu ufidisa adeeg daawayneeed oo bilaasha xoola dhaqatada
kala duwan ee dalkeena,
Adeegaa dawladu waxay ku bixisaaa laceg adag oo loogu tala galay muwaadin kasta oo
xoolo dhaqata ah si uu u helo daawooyin bilaasha oo tayo leh kaasoo ay uga masuul tahay
waaxda caafimaadka xoolaha ee wasarda xanaanada xoolaha

Su aasha ciwaanka jawaabteenu wuuxuuu noqday Ruqo ninkii lahaa Dabada hayo
makacdo, taas oo siday udhacday aynu kaga bogn doono qoraalkeena hoose.
Hadaba Aynu sifiican u eeegno waaxda caafimaadka xanaanada xoolaha Somaliland sida
adeega daawada ay umaarayso inagoo marka hore wax ka oganayna waxda caafimadka
xoolaha ee wasarada x.xoolaha
Waaxda Caafimaadka Xoolaha ee W/X/X OOLAHA
Waaxdani waxay kakoobantahay qaybaha kala ah
1.Qaybta Daawada Iyo Talaalka
2.qaybtaMaamulida Tirakoobka xanuunada iyo Baadhitaankooda Caafimaad
3. Qaybta Caafimaadka guud ee Hiliba iyo Tayadiisa
Waaxdan waxa masuul ka ah Agaasimha Dr.Ahmed Haybe, waa qaybta qudha ee wasaarda
shaqada ugu wayn kamasuula ama Agaasimaha koobsada guud ahaan kala wada shaqada
wasaarada siyaabo wakhtigu sababay dartoood
Waaxdani Malaha shaqaale toosa oo oo Shaqo cayiman leh ama Lagala xisaabtamo waa
waax uuukamid yahay shaqaale kasta oo ku abtirsada magaca wasaardda Waana sababta
ay iskugu Huwatay iskuna huursatay,Maanta waxaynu Dul istaagi doonaa Qaybta
Dawada lagu daweeyo xoolaha Masuuliyadeedana uu hayao AHmed
Qaybta Daawada iyo Talaalka
Wasaaradu waxay leedahay miisaaniyad kala duwan oo qaybkasta hoos timaada sanadkii
dhamaaday waxa miisaaniyada ugu jiray lacag qadarkeedu dhanyahya oo qaybtan u gaara
maaha waaxaha kale se waaqaytan daawada lacag dhan 2,671,844,000(Laba Bilyan
lixboqol iyo koob iyo todobaatan malyan iyo sided boqol iyo affar iyo affartan kun oo
shillinka somalilana) loona yaqaano Mashruuca daawaynta xoolaha oo sanadle ah taas
oo loogutala galay Hawla laxidhiida daawooyinka cudurada iyo guno hawleedka
dhakhaatiirta,lacagtaas iyada ah looma isticmaalin shaqo hawleedkii wasaarda waxay ku
dhacdaa maamulka masuulka ka ah wasaaradan siiba waaxda Caafimaadka
Dhakhaatiirta wasaaradan kashaqeeya waa kuwa ugu Mushaharka yar wadanka laakiin
miisaaniyad balaadhan ayay leeyihiin oo gunooyin ah ama habeen dhaxa se mahelaan
waxayse qaataan mushaharka caadiga ah oo 900000 shilinka Somaliland ah
Waaxdan caafimaaka xooluhu waxay kaheshaa daawooyin tayo fiican leh Haayda FAO,EU
,AU-IBAR iyi haayada kale oo caalamiya

Waxa kamida daawooyinka Tayada leh ee kaliya wasarada X/X/ Xoolaha laga helo sida
daawooyonika
a) Strepto Penicillin
b) Tylosine daawada sambabka
c) Nourquine daawada dhukaanka
d) Multivitamin
Iyo qaarkale oo badan oo laynoogu deeqo kanasoo baxa lagan keeno wadamada
UK,USA,HOLLAND,FRANCE IYO GERMAY
Daawooyinkan maaha kuwo ay awoodaan Ganacsatadu ama dadwaynuhu qiimahooda oo
qaaliya kaliya waxa laga helaa wasaarada xanaanada xoolaha siloo gaadhsiiyo xoolihii
ubaahnaa se mamaraan halkii loogu talagay.
Daawooyinkan waxa sitoosa oo qarsoodi ah looga iibiyaaa ganacsatayaal kala duwan oo
geeye meelo kala duwan sida koonfurta Somalia ooy kamidyihiin Magaalda
Baladwayne,Gaalkacyo,kismaayo
Halka wadanka si qarsoodiya looga iibiyo ama lagahelo magaalooyinka Burco iyo Hargeisa
Daawooyinkaa Tayada leh waxa lagu sooo badashaa Qayb yar oo daawooyin raqiisa oo
Iyaga badalkoodiiii loo eekaysiiyo wakhtigoodiina soo dhawaaday ama qaar ay dhaceenba
Kuwaas oo suuqa hargeisa dib loogasoo iibsado wasaaradana lakeeno daawooyinkaa waxa
lagusameeyaaa lasoo badashay wadanada china iyo Hindia, waxaana lageeyaaa gobalada
iyo dagmooyinka iyo tuuulooyinka wadanka Kuwaasoo lashaxaaday qaybintoodiii oo
aynaa wax aqoona ulahay dadkeena xoola dhaqatada ah taasoo miisaaniyadiii loogu
talagalay in daawooyin tayo leh lagu soo iibiyo iyo guno dhakhaatiireed Badalkeediii
unoqotay waxlaleexsaday.

Waxa Hubaal ah in waaxdan Caafimaadku ay kamasuul tahay Tayada caafimaadka,Daryeela
iyo taranka xoolaha se maamulkeeda hogaamiya Yahay Maamul dantiisa gaarka ah
kahoraysiiiya Ta hawlaheedu quseeyaan
Shacabka Masaakiinta ah ee ay xoolahoodii kabaxeen Abbaaro soo noqnoqdaana ku
habsadeen wuxuu xaalkoodiii marayaa Gudinyahay imaad Goyseen Hadaan Gobalkay
ama daabkay kugu Jirin.
Qof bila aadmiyi wuukucafiyi karaa Hadaad Xaqiisa Cunto se Neef Alle uumay oo
dawadiisiii aaad Cuntay/Xaraashtay ama mid dhacaysa aaad kumudid kuma saamaxaayo
ama mid dhacdayba

Dr.Abdi Ali
Hargeisa Somaliland
[email protected]
Hargeisa/Somaliland

COMMENTS