Suldaan Axmed Cali Muuse oo Tacsi U Diraya Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Guuleed Cagadable oo Hargeysa Ku Geeriyooday
March 14, 2018 - Written by admin
suldaanka beelaha muuse abokor suldaan axmed cali muuse ayaa tacsi u diray Qoyskii Iyo Qaraabadii uu Ka Baxay Marxuum Guuleed Cagadable oo maanta lagu caasay magaaladda hargeysa

suldaanku wuxuu ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay ka tacsidayanayaa marxuumka isagoo isagana ilaahay uga baryay inuu naxariistiisii janno ka waraabiyo
inaalilaahu wa inaa ilayhi raajicuun
Like this:
Like Loading...
COMMENTS